Gobaladda Waqooyi oo sheegtay in ay qaadayso weerar ay dib ugu qabsanayso gobolka Sool
Talaado, September, 5, 2023 (AX) – Wasiiro iyo saraakiil ciidan ayaa maanta ciidamo cusub oo tababar soo dhamaystay kusoo dhaweeyay taliska ciidamada Gobaladda Waqooyi ee Oog.