DEG-DEG: Real Madrid Oo Dhamaystirtay Saxiixa Kepa

Deg-deg: Real Madrid Oo Dhamaystirtay Saxiixa Kepa

Kooxda Real Madrid ayaa dhamaystirtay saxiixa Goolhayaha Kooxda Real Madrid ee Kepa Arrizabalaga.

Real Madrid ayaa suuqa u gashay Badalka Goolhaye Courtios kaas oo dhaawac muddo dheer ah soo gaadhay.

- Advertisement -

Saxafiga Fabrizo Romano ayaa sheegaya in ay chelsea iyo Real Madrid heshiis buuxa wada gaadheen si uu Goolhayuhu ugu biiro Real Madrid.

Los Blancos ayaa Kepa Arrizabalaga kula wareegaysa heshiis amaah ah oo ay qaab toos ah ula wareegi karaan xagaaga dambe.

Kepa Arrizabalaga ayaa isla markiiba ogolaaday in uu ku biiro Real Madrid kadib markii uu wadahadalo kula jiray Bayern Munich maalmihii la soo dhaafay.

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept