DEG-DEG: Mustaqbalka Mohamed Salah Ee Liverpool Oo Soo Kala Cadaanaya.

Deg-deg: Mustaqbalka Mohamed Salah Ee Liverpool Oo Soo Kala Cadaanaya.

Mustaqbalka xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa u muuqda mid soo kala cadaanayan.

Kooxda Al-Ittihad ayaa si aad ah u doonaysa xiddiga iyaga oo doonaya in ay ka dhigaan magacii ugu dambeeyay ee reer yurub.

- Advertisement -

Sida laga soo xigtay Sida laga soo xigtay Santi Aouna, Mohamed Salah ayaa u muuqda mid sii joogi doona kooxda Liverpool xilli ciyaareedkan.

Hadal haynta Al-Ittihad ee Salah ayaa soo afjaramaysa iyada oo liverpool ku adkaysanaysa in uuna xiddigu iib ahayn.

Salah ayaa ku faraxsan kooxda Liverpool wax ogolaansho ahna ma siin kooxda Al-Ittihad si ay u riixaan heshiiska.

Suuqa horyaalka sucuudiga ayay ka dhimantahay 24 saac iyada oo uu suuqu xidhmi doono maalinta khamiista ee bari ah.

 

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept