Daawo: Qaabkii Uu Rudiger U Joojiyay Haaland, Wax Aanad Arkin Intii Ay Ciyaartu Socotay.
Ka Hor Kulankii xalay ay Man City la ciyaartay Real Madrid cid walba waxa ay is waydiinaysay sida ay Real Madrid u joojin doonto Haaland.
Haaland ayay daafacyada ka hor yimid si weyn ugu hor dhibaatoodeen xilli ciyaareedkan iyada oo uu wacdaro dhigayo xilli ciyaareedkan.
- Advertisement -
Laakiin Real Madrid ayaa u muuqata kuwo joojiyay Haaland iyaga oo u diiday in uu wax gool ah ka dhaliyo kulankii ka dhacay Bernabue.
Xiddiga Antonio Rudiger ayaa qabtay shaqo fiican isaga oo khaati ka dhigay Haaland waliba u diiday fursado uu ku helo goolal uu ku dhalin karo.
Waxa la helay muuqaal muujinaya qaabkii uu Rudiger u joojiyay Haaland iyada oo la arkay isaga oo daba taagan Haaland waliba samayanya waxyaabo ka xanaajinaya Haaland.
Halkan Ka Daawo muuqaalka:
كيف تم ايقاف هالاند …! مالم تشاهده اثناء المباراة pic.twitter.com/dav5sTT4UO
— هاي كورة (@hihi2site) May 10, 2023
Related