Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Al-Nassr

Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Al-nassr

Xiddiga Al-Nassr ee Cristiano Ronaldo ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda xilli uu shaki ku jiro mustaqbalkiisa kooxda.

Waxa jira warar sheegaya in uu Cristiano Ronaldo isaga tagayo Al-Nassr xilli uu xiiso ka helayo kooxda Newcastle United.

- Advertisement -

Waan ku faraxsanahay halkan – waxaan rabaa inaan sii joogo Al-Nassr, Halkan ayaan ka sii wadan doonaa xirfadayda ciyaareed”.

“Noloshu si aad u wanaagsan ayay u socotaa, horyaalku waa wanaagsan yahay. Ciyaartoyda waaweyn dhamaantood waa la soo dhawaynayaa. Haddii tani dhacdo, horyaalku wuu fiicnaan doonaa”.

Ronaldo ayaa 16 gool u dhaliyay kooxdiisa Al-Nassr 14 kulan oo uu ciyaaray horyaalka sucuudiga xilli ciyaareedkan.

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept