Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Daawo: Qabakii Uu Antony Isku Ceebeeyay Kulankii Reading, Kubad Ayuu Ku Dul Kufay.
Xiddiga Man United ee Antony ayaa is ceebeeyay kulankii ay Man United garaacday Reading kulan ka tirsanaa FA Cup-ka.
Xididga Antony ayaa qaar badan oo ka mid ah taageerayaasha kaga xanaajiya farsamo uu sameeyo marka uu kubada haysto.…
Brighton Oo Mar Kale Garaacday Liverpool, FA Cup-ka Ayay Ka Reebtay.
Liverpool ayaa laga reebay koobka FA Cup ka dib markii ay wajigabax kale kala kulmeen kooxda Brighton oo 2-1 uga badisay kulan xiiso badan oo dhexmaray labada kooxood.
Reds oo shax adag soo saftay ayaa hogaanka ciyaarta ku hormartay…
XASAASI: Cristiano Ronaldo Oo La Xaqiijiyay In Uu Ku Laabanayo Yurub, Goorma Ayuu Ku Laabanayaa…
Tababaraha Kooxda Al Nassr ee Rudi Garcia ayaa qirtay in Cristiano Ronaldo uu ka tagi doono kooxda si uu xirfadiisa ciyaareed ugu dhameysto Yurub.
Xiddiga 38 jirka ah ayaa la kansalay heshiiskii uu kula jiray Man United kadib markii uu…
Juventus Oo Doonaysa Xiddig Lumiyay Kalsoonida Mikel Arteta.
Daafaca bidix ee kooxda Arsenal Kieran Tierney ayaa bartilmaameed u noqday kooxda Juventus sida ay sheegayaan wararku.
Xiddiga reer Scotland ayaa Arsenal ku soo biiray xagaagii 2019 waxana uu muhiim ka nqoday kooxda markii uu Unia…
Arsenal Oo Looga Digay In Ay Lacag 80 Milyan Ah Ka Bixiso Moises Caicedo
Tababarihii hore ee kooxda Tottenham ee Tim Sherwood ayaa Arsenal uga digay in ay lacag waali ah ka bixiso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton ee Moises Caicedo.
Arsenal ayaa dalab 60 milyan ah oo ay ku doonaysay saxiixa…
Mudada Uu Ousmane Dembele Garoomada Ka Maqnaan Doono Kadib Dhaawacii Soo Gaadhay Oo La Ogaaday
Weeraryahanka Barcelona Ousmane Dembele ayaa lagu soo waramayaa inuu garoomada ka maqnaan doono labo ilaa afar todobaad sabab la xidhiidha dhaawacii ka soo gaadhay kulankii Girona ee sabtidii.
Xiddiga reer France ayaa dhaawac uga baxay…
Malo Gusto Oo Kashifay Laba Sabab Oo Uu Isaga Diiday Man United Kuna Doortay Chelsea.
Saxiixa cusub ee kooxda chelsea Malo Gusto ayaa shaaca ka qaaday in uu iska diiday kooxda Premier League ka ciyaarta ee Man United ka hor intii uuna biirin chelsea.
Malo Gusto ayaa bartilmaameed u ahaa kooxda Man United oo doonaysay in…
Arsenal Oo Ka Fal Celisay Codsiga Moises Caicedo Ee Bixitaanka Brighton.
Arsenal ayaa ku adkeysaneysa inaysan xiriir la sameyn ciyaaryahanka khadka dhexe ee Brighton Moises Caicedo.
Arsenal ayaa si cad u sheegtay inaysan wax lug ah ku lahayn qoraalada baraha bulshada ee Caicedo Jimcihii, sida ay sheegtay…
WARBIXIN: Gusto, Kiwior, Madueke, Trossard, Mudryk, Weghorst & Saxiixyada La Dhamaystirtay Ilaa…
Waxa si Rasmi ah u furmay suuqa January iyada oo durba suuqu marayo meel xiiso leh inkasta oo uu haatan furmay.
Kooxaha kala duwan ayaa isku diyaarinaya in ay sameeyaan saxiixyo ay doonayaan in ay ku xojiyaan qaybta dambe ee xilli…
DEG-DEG: Chelsea Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Malo Gusto.
Kooxda chelsea ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Malo Gusto kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Lyon.
Chelsea ayaa xiddiga Malo Gusto ka dhigtay saxiixeedii ugu dambeeyay ee suuqa January si ay ugu…