Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Ronald Araujo Oo Ka Hadlay Kulanka El Clasico Ee Axada
Mar kasta oo ay soo dhawaato kulanka El-Clasico ee u dhexeeya kooxaha Real Madrid iyo Barcelona mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa si weyn isha loogu hayaa tababaraha Blaugrana Xavi Hernandez iyo booska uu ka ciyaarsiin doono Ronald…
Jamie Carragher: Man United Haatan Dagaal Ayay Ugu Jirtaa U Soo Bixista Champions League Halkan Arin…
Halyeeyga Liverpool ee Jamie Carragher ayaa sheegay in Manchester United ay waayi karto booska 4-aad ee loogu soo boxo champions League.
Daaficii hore ee Liverpool ayaa aaminsan in Red Devils aysan wali dammaanad qaadin u soo bixida…
Waa Maxay Sababta Darwin Nunez Looga saaray xulka Uruguay?
Xiddiga kooxda Liverpool ee Darwin Nunez ayaa isaga baxay xulka qaranka Uruguay ka hor kulamada ay la ciyaari doonaan Japan iyo South Korea kadib markii uu dhaawac canqowga ah soo gaaray.
Reds ayaa Bartamihii todobaadkii hore ka hadhay…
Hordhac: Man CIty Vs Burnley: City Oo Bar-Barayn Karta Rikoodh Ay Dhigeen Man United & Arsenal.
Kooxda Man City ayaa la ciyaari doonta kooxda Burnley kulan ka tirsan 8 dhamaadka tartanka FA Cup-ka kulan ka dhici doona Etihad.
Man City ayaa isha ku haysa in ay gaadho Semi-final-ka FA Cup-ka xilli ciyaareedkii 5-aad oo xidhiidh ah…
Hordhac: Chelsea Vs Everton: Blues Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Toffees
Kooxda chelsea ayaa marti galinaysa Everton kulan ka tirsan premier League kana dhici doona Stamford Bridge.
Chelsea ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay gaadhaan guushii 3-aad oo xidhiidh ah horyaalka premier League.…
Lukaku Oo Si Dhab Ah Looga Doonayo Horyaalka Spain , Tababare Ayaa La Dhacsan .
MILAN, ITALY - OCTOBER 26: Romelu Lukaku of FC Internazionale Romelu Lukaku of FC Internazionale acknowledges fans after the final whistle of the UEFA Champions League group C match between FC Internazionale and Viktoria Plzen at San Siro…
United Vs Sevilla , Isk Aadka Wareegga 8-da Iyo Semi Finalka Europe League Oo La Shaaciyay
Isku-aadka wareegyada siddeedda iyo laba-dhamaadka tartanka Europa League ayaa la sameeyey, waxaana markii saddexaad oo xidhiidh ah ay Manchester United waajihi doontaa koox reer Spain ah iyadoo tababare Erik ten Hag uu noqonayo wadka…
Cesar Azpilicueta Oo Digniin U Diray Kooxaha Champions League Ku Jira.
Kabtanka Cesar Azpilicueta ayaa wax laga weydiiyay kooxda uu doonayso in ay chelsea ku aado wareega 8 dhamaadka tartanka champions League.
Chelsea ayaa sugaysa isku aadka oo saacadaha soo socda la samayn doono kadib markii ay iska…
Harry Kane Mise Victor Osimhen? Man United Oo Loo Sheegay Weeraryahanka Ay Tahay In Ay U Dhaqaaqdo…
Halyeeyga Premier League ee Thierry Henry ayaa u sheegay Manchester United inay muhiimada siinayaan u dhaqaaqista xiddiga Tottenham Harry Kane marka loo eego xiddiga qaab ciyaareedka fiican ku jira ee Napoli Victor Osimhen.
Red Devils…
Arsenal Oo Dhibaato Dhaawac La Kulantay Kadib Makrii Laga Reebay Europa League.
Kooxda Arsenal ayaa ka wal-walsan taam ahaanshaha xiddigaha daafaca uga ciyaara ee William Saliba iyo Takehiro Tomiyasu ka dib markii labada ciyaaryahan dhaawac uga baxeen kulankii Europa League kulan ay guuldaro kala kulmeen kooxda…