Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
5 Xiddig Oo Ka Maqnaan Doona Real Madrid Kulanka Real Sociedad
Real Madrid ayaa ku shaacisay barteeda rasmiga ah ee Twitter-ka liiska kooxda uu u doortay tababare Carlo Ancelotti inay ciyaaraan kulanka Real Sociedad, kaasoo berri oo Axad ah ka dhici doona garoonka Santiago Bernabeu Stadium.
Liiska…
Maxaan Ka Baranay Guushii Ay Barcelona Ka Gaadhay Girona.
Kooxda Barcelona ayaa guul adag ka gaadhay kooxda Girona iyaga oo ku badiyay 1/0 kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga.
Ciyaarta oo uu marti galiyay garoonka Montilivi Stadium, ayay Barcelona dhalisay goolka daqiiqadii 61-aad ee qaybta…
Barcelona Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Giron, Hogaanka Ayay Dheeraystay.
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa sii dheeraysatay hoggaanka horyaalka LaLIga oo ay ku qabatay lix dhibcood, kaddib markii ay guul cidhiidhi ah kasoo gaadhay kooxda ay deriska yihiin ee Girona, kulan si adag loogu dagaallamay oo fursado…
Jose Mourinho Oo Doonaya In Uu Ku Soo Laabto Premier League, Kooxdee Ayuu Doonayaa.
Jose Mourinho ayaa aad u doonaya in uu ku laabto England xilli ciyaareedka dambe xilli uu ka niyad jabsan yahay dhaqaale la’aanta Roma.
Soo laabashada markii 3-aad ee kooxda chelsea ayaa ah mid uu doonayo tababare Jose Mourinho iyada oo…
Graham Potter Oo Qaaday Tallaabo La Yab Leh Oo Uu Kor Ugu Qaadayo Kalsoonida Xiddigaha Kooxdiisa.
Tababaraha Kooxda chelsea ee Graham Potter ayaa xiddigaha kooxdiisa la kulmiyay ciidamada qaranka Si uu kor ugu qaado kalsoonida kooxdiisa.
Potter ayaa xiddigaha chelsea geeyay fadhiisimaha ciidamada qaranka si uu xiddigaha kooxdiisa dib…
Guardiola Oo Magacaabay Laba Xiddig Oo Arsenal U Ciyaara Oo Uu Ka Seexan Kadib Guushii FA Cup-ka.
Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa amaanay laba xiddig oo Arsenal u ciyaara kadib guushii ay Man City ka gaadhay Arsenal Kulan ka tirsanaa FA Cup-ka.
Man City ayaa guul 1/0 ah ka gaadhay kooxda Arsenal kulan ka dhacay Etihad…
Brighton Oo Ganaax dusha ka saartay Xiddiga Moises Caicedo Kadib Codsigii Bixitaanka.
Kooxda Brighton ayaa dusha ka saartay ganaax xiddiga khadka dhexe ee Moises Caicedo kadib markii uu codsday in uu isaga tago kooxda suuqa January.
Moises Caicedo ayaa warqada bixitaanka u gudbiyay maamulka Kooxdiisa si ay ugu ogolaadaan in…
Brighton Oo Ka Jawaabtay Dalabka Caicedo Ee Ah In Uu Ka Tago Kooxda Suuqa January.
Kooxda Brighton ayaa ka jawaabtay dalabkii xiddiga Moises Caicedo ee ahaa in uu isaga tago kooxda suuqa January.
Xiddiga Moises Caicedo ayaa xalay warqada bixitaanka u gudbiyay maamulka Kooxda Brighton si ay ugu ogolaadaan in uu ka tago…
DEG-DEG: Moises Caicedo Oo Diiday In Uu Tababarka Yimaado & Arsenal Oo Sabab U Ah.
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton ee Moises Caicedo ayaa diiday in uu soo xaadiro tababarka kooxda Brighton sida ay sheegayaan wararku.
Moises Caicedo ayaa warqada bixitaanka u gudbiyay kooxdiisa si uu ugu biiro kooxaha Arsenal ama…
Pep Guardiola Oo Qiimeeyay Fursadaha Kooxdiisa Ee Soo Qabashada Arsenal Horyaalka kadib Markii Ay…
Tababaraha Man City ee Pep Guardiola ayaa u dabaal-daga garaacistii ay kooxdiisu garaacday kulankii FA Cup-ka laakiin waxa uu meesha ka saaray soo jeedinta in guushii ay ka gaadheen saamayn ku yeelan doonto tartanka horyaalka premier…