Browsing Category
Ciyaaro
Wararka Ciyaaraha | Ciyaaro. Firstly, your best Ciyaaro source, From, the expert view you can trust.
Daawo: Cristiano Ronaldo Oo Goolkiisii Ugu Horeeyay U Dhaliyay Al-Nassr
Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa kooxda Man United u dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay kulankii ay kooxdiisu bar-baraha gashay kulan ka tirsanaa horyaalka Sucuudiga.
Kooxda Al-Nassr ayaa bar-baro 2/2 ah la gashay kooxda Al-Fateh kulan ka…
Potter Oo Haatanba Ka Hadlay Qorshihiisa Suuqa Xagaaga Dambe, Miyay Wax Is Badalayaan.
Tababarhaa Kooxda chelsea Graham Potter ayaa sheegay in uuna filayn in ay kooxdiisu sii wado lacagaha waalida ah ee ay suuqa galinayso.
Kadib markii ay suuqa galisay lacag ku dha 270 milyan oo euro xagaagii markii uu Thomas Tuchel…
Chelsea Vs Fulham: The Cottagers Oo Rikoor Ku Sameyn Kara Guul Ay Ka Gaareen Blues
Chelsea ayaa sugaysa inay ogaato haddii saxiixa rikoorka ah ee British-ka ah Enzo Fernandez uu haysto ogolaansho inuu ciyaaro kulanka Fulham.
Afarta England ee Ben Chilwell, Reece James, Raheem Sterling iyo Ruben Loftus-Cheek ayaa…
Real Madrid Oo Guul Ay U Qalantay Ka Gaadhay 10 Xiddig Oo Valencia Ah.
Real Madrid ayaa guul raaxo 2-0 ah ka gaartay kooxda Valencia oo marti ugu aheyd Santiago Bernabeu iyagoo hogaanka horyaalka ee Barcelona ka dhigay shan dhibcood ka dib 19 kulan oo la ciyaaray.
Marco Asensio iyo Vinicius Jr ayaa guusha…
Muxuu Robert Lewandowski Uga Jeeday Dabaal-dagii La Yaabka Lahaa Ee Uu Sameeyay Kulankii Real Betis.
Wargeyska Sport ayaa shaaca ka qaaday sirta ka dambeysa Robert Lewandowski kulankii ay Barcelona ka badisay Real Betis kana tirsanaa horyaalka La Liga.
Lewandowski aya dhaliyay goolka 2-aad ee kooxdiisa kulanka kaidb markii uu caawin…
Kylian Mbappe Oo La Xaqiijiyay Mudada Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono, Miyuu Seegayaa Kulanka Bayern…
Kooxda PSG ayaa shaacisay in uu xiddiga Kylian Mbappe garoomada ka maqnaan doono muddo 3 todobaad ah kadib dhaawacii ka soo gaadhay kulankii Montpellier.
Sidaas darteed xiddiga ayaa seegi doona kulanka lugta 1-aad ee ay PSG la ciyaari…
XOG: Liverpool Oo Ah Kooxda Faa’iidada Ugu Badan Ku Qabta VAR Xilli Ciyaareedkan.
Liverpool ayaa ah kooxda ugu badan ee ka faa’iiday VAR marka loo bar-bar dhigo kooxaha kae ee premier League sida lagu helay xog cajiib ah.
Reds ayaa heshay 6 dhibcood oo dheeraad ah sabab la xidhiidha VAR xilli ciyaareedkan waxana ay…
Liverpool Oo Ku Dhaw In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixato Roberto Firmino
Weeraryahanka Liverpool Roberto Firmino ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu saxiixo cusub oo uu ku sii joogi doono kooxda Liverpool.
31-sano jirku waa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu waqtiga dheer kooxda, isagoo kooxda…
William Gallas Oo Magacaabay 3 Kooxood Oo Aan Ku Dhamaysan Doonin 4-ta Boos Ee Ugu Saraysa Premier…
William Gallas ayaa aaminsan in Chelsea, Liverpool iyo Tottenham ay dhamaantood ku fashilmi doonaan in ay ku dhamaystaan afarta kooxood ee ugu saraysa Premier League xilli ciyaareedkan.
Hadda waxa aynu ka soo gudubnay kala badh xilli…
Wakiilka Sabitzer Oo Fariin U Diray Man United.
Wakiilka Marcel Sabitzer ayaa sheegay in uuna xiddigu ugu soo biirin Man United si uu u fadhiisto kaydka.
Xiddiga khadka dhexe ee Bayern Munich ayaa dhameystiray heshiis amaah ah oo uu ugu biiray Red Devils maalintii ugu dambaysay ee…