Browsing Category
Somalia
Somali Latest | Wararka Maanta | Breaking News and the expert analysts you can trust
Gobaladda Waqooyi oo beenisay in ay dil ku xukuntay maxaabiistii lagu qabtay dagaalka Laascaanood
Isniin, Maarso, 20, 2023 (AX) - Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Gobaladda Waqooyi ayaa beeniyay in maxkamad la geeyay ama la jidh dilay, qaar kamid ah maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalka Laascaanood.Agaasimaha Waaxda Fulinta ee Koomishanka…
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo ku guuleystay Abaalmarin heer Caalami ah
Isniin, Maarso, 20, 2023 (AX) - Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku guuleystay abaalmarin heer Caalami ah oo ay sanad walba bixiso hay'adda Central Banking ee fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska.Abaalmarintaan ayaa la sheegay in Bankiga dhexe…
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyada Libya oo dib loogu soo celiyay Soomaaliya
Isniin, Maarso, 20, 2023 (AX) - 11 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ku dhibaataysnaa xabsiyada dalka Libya ayaa maanta dib loogusoo celiyay Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.Xukumadda Soomaaliya ayaa ku guulaystay in dhallinyaradan…
Waa imisa tirada ciidamada Uganda u tababartay Soomaaliya?
Isniin, Maarso, 20, 2023 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay dalka Uganda tababar ugusoo xiray 2,900 oo askari oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.Ciidamadan ayaa muddo afar bilood ah wuxuu…
Guddidi Golaha wakiillada Gobaladda Waqooyi u saaray xaaladda Laascaanood oo soo saaartay qodobo
Isniin, Maarso, 20, 2023 (AX) - Guddida Golaha Wakiilada Gobaladda Waqooyi u saaray xaalada Laascaanood, ayaa ku taliyay in xabad joojinta la cusboonaysiiyo, in loo guntado in colaada wadahadal lagu dhameeyo iyo qodobo kale.Guddida oo…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Saakay Baydhabo ku toogatay laba nin
Isniin, Maarso, 20, 2023 (AX) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa saakay markale xukun dil toogasho ah ka fulisay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.Maxakamada ayaa toogashada ku fulisay laba nin oo…
Hogaamiye Xasan Sheikh oo tababar usoo xiray cutubyo katirsan ciidanka xoogga dalka
Hogaamiye Xasan Sheikh oo tababar usoo xiray cutubyo katirsan ciidanka xoogga dalka
Isniin, Maarso, 20, 2023 (AX) - Hogaamiyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa tababbar u…
Dowladaha Soomaaliya iyo Sudan oo Muqdisho ku kala saxiixday heshiis Maalgashi
Axad, Maarso, 19, 2023 (AX) - Wasiirka Waaaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Beene beene ayaa Maanta heshiis ku saabsan iskaashiga dhanka Maalgashiga ah la saxiixday…
Tartan dhinaca orodka ah oo loogu magac daray Sayid Maxamed Cabdille Xasan oo maanta ka dhacay…
Axad, Maarso, 19, 2023 (AX) - Waxaa maanta magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida lagu qabtay tartan dhinaca orodka ah, kaas oo ay ku tartamayeen qaar kamid ah orodyahannada degaanka Soomaalida, Ardayda Jaamacadda Jigjiga…
Haweeney Soomaaliyeed oo madax ka noqotay mid kamid ah xisbiyada ugu weyn Norway
Axad, Maarso, 19, 2023 (AX) - Marian Hussein, oo ah xildhibaanad laga soo doorto Groruddalen oo ku taal waqooyi bari Oslo ee dalka Norway, ayaa sameysay taariikh cusub ka dib markii loo doortay ku xigeenka hogaamiyaha cusub ee xisbiga…