Browsing Category

Latest

Latest | Wararka Maanta | Somali. Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

“Dhismaha Jowhar waxaa caqabad ku ah Al-Shabaab” Wasiir Caadle.

Wasiirka Arrimaha Gudaha & Dowladaha Hoose ee DG Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle oo wareysi gaar ah siiyay Axadle ayaa ka hadlay Arrimaha Doorashooyinka maamulkaas, Duruufaha Amni, Xaaladda go’doonka ee Degmooyinka Hir-Shabeelle, Dagaal beeleedyada iyo qodobo kale. Ammaanka Hir-Shabeelle ayuu dul istaagay ugu horeyn, waxaana uu qiray afar sano kahor markii la dhisayay Maamulkaas in uu hagaagsanaa, isla markaana isu socodka waddooyinka uu wanaagsanaa. Khasaaraha kasoo…

RW.Rooble oo arimaha doorashooyinka dalka kala hadlay C/raxmaan C/Shakuur iyo Axmed Madoobe.

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Ra'iisul wasaaraha Cusub Maxamed Xaseen Rooble. Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ee Wadajir Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame, ayaa maanta oo Khamiis ah wuxuu tagay xarunta Villa Somaliya, isaga oo halkaasi kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Maxamed Xuseen Rooble. Mr Warsame ayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka kala hadlay arrimaha ku aadan Siyaasadda & doorasho waqtigeeda ku dhacdo, waxaana uu u soo…

Ma Iswaydiisay sababta Imaaraadku u noqday awood Gobol Bariga Dhexe!

Imaaraatka Carabta ayaa ku lug lahaa dagaalka Yemen, kaas oo socday lix sano. 2020, waxa ay u tahay sanad muhiim  ah Isutaga Imaaraatka Carabta, dalkan yar ee Khaliijka laakiin isla markaa aad u hodan ah oo hami weyn leh. Wuxuu ergo u diray Mars; waxa uu heshiis nabadeed oo taariikhi ah la galay Israel; oo ay ku guuleysatay in uu si aad ah uga sii horreyso wadada ka adkaaday Covid-19, waxa ay ku guulaysatay in uu yeelsho warshado oo ay u dirto Boqortooyada Ingiriiska diyaarad…

Washingtontimes:-Wadaxaajoodka Al-Shabaab waxaa loo arkaa waddo lagu soo afjarayo dagaallada ka socda Soomaaliya!

Xubino hubeysan oo ka tirsan dagaalyahanada al-Shabab ayaa ka qayb galay isu soo bax ka dhacay duleedka Muqdisho, Soomaaliya. AP Diblomaasiyad aan horay loo arag ayaa maamulka Trump ku wajahay Afgaanistaan, waxaana su’aalo laga keenay in xeeladaha Maraykanka ee Afganistaan ay ku shaqeyn karaan millateriga Mareykanka ee Soomaaliya kana wada duqaymaha aan dhamaadka lahayn. Inta badan falanqeeyayaasha iyo dadka ku xeel dheer arrimaha militariga ayaa sheegaya in weerarada cirka ee…

Sacuudiga iyo Iran oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirka UN-ka.

Khudbad dhif ah oo uu u jeediyay UN-ka, Boqor Salmaan wuxuu ku booriyay quwadaha adduunka inay wax ka qabtaan 'howlaha balaadhinta' ee Tehran. Boqorka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcaziiz ayaa weerar afkaa ku qaaday Iran intii lagu guda jiray kulankiisii ​​ugu horeeyay ee Arbacadii shirkii sanadlaha ahaa ee Qaramada Midoobay ee hogaamiyaasha adduunka, isagoo ku baaqayay in xal buuxa loo helo xakamaynta gobolka ee ku tartamaya helitaanka hubka wax gumaada. Waxa uu…

Dhalinyaro rabta ku biirida Al-Shabaab oo gudaha u soo gashay Soomaaliya

Saddex dhalinyaro ah kana soo jeeda ismaamulka Mandera ee waddanka Kenya ayaa ka soo gudbay xuduudka Soomaaliya iyaga oo ku biiray Al-Shabaab, sidda uu xaqiijiyay taliyaha booliska gobolka waqooyi bari ee Kenya maamusho. Nick Ndalana oo arrintaan ka sheegay kulan looga hadlayey ammaanka ayaa xusay in dhalintaas ay kasoo jeedaan degaanada Fino iyo Lafey, isagoo shaqsiyaadka kale uga digay in ay ku dhaqaaqaan falkaas oo ah ku biiradi Xoogga hubaysan ee Al Shabaab. Waalidiinta…

Dhaxalka Dagaalkii Iiraan iyo Ciraaq ayaa wali soo ifbaxaya 40 sano kadib!

Askar ayaa saaran taangi u diyaar garoobay dagaal 1980kii intii lagu jiray Dagaalkii Iiraan iyo Ciraaq. Daanka, lafaha kala duwan iyo xoogaa qaab –dhismeedka Jirkiisa, shanlada tinta ee jeebka lagashado, ilkaha ka jaban, iyo saacadda birta ah – ayaa ka mid ahaa haraadiga dhowaan la soo saaray oo ah Sarkaal lagu dilay dagaalkii Iiraan iyo Ciraaq. Sawirada naxdinta leh – oo lagu daabacay Facebook oo ay la socdaan faahfaahin kooban oo  ku saabsan aagga laga helay haraaga, oo ay…

Pompeo oo waxqabad ka raadinaya Suudaan kahor doorashada madaxtinimada Mareykanka!

Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Mike Pompeo oo la taagan yahay Jeneral Abdel-Fattah Burhan, oo ah madaxa golaha talada haya, Khartuum, Sudan, Talaadada, Agoosto 25, 2020. Iyadoo todobaadyo ay ka harsantahay doorashada madaxtinimada Mareykanka, Xoghayaha Arimaha Dibada Mareykanka Mike Pompeo wuxuu u tartamayaa inuu la gaaro Suudaan horumar uu rajeynayo in ay sidoo kale ka faa’iideysan karto Israel. Dowladda cusub ee Suudaan hogaamineyso ee rayidka ah waxay si deg deg ah u…

Xafiiska Ra’isalwasaaraha oo la wareegay Mashruuca NEOC ee Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka?

Wasiir Xamza Siciid Xamz & RWKX: Mahdi M Guuleed, Sawirk wasaaradda gargaarka & Maareynka Musiibooyinka-5-July-2020 Sida ku cad Warqadda (ALL DONORS-NEOC LOGO LEH) tixraaceedu yahay OPM/0.357 soona baxday 19/09/2020 oo xafiiska Ra’isalwasaaruhu u diray dhammaan Waddamada deeq-bixiyeyaasha & Shaqa-wadaagga la ah dowladda federaalka Soomaaliya Xafiiska Ra’isalwasaaruhu  waxa uu si toos ah u maamulayaa una jiheynayaa howlaha Xarunta qaran ee gurmadka degdeg ah (National…

Golaha Shacabka oo Cod Aqlabiyad ah Kalsoonida ku siiyay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo maanta Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu horgeeyay Golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida ka helay si uu usoo dhiso xukuumad cusub oo uu dib ugu soo celiyo Golahaan si loo siiyo codka ay ku shaqeyn karto. Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ayaa tagay xarunta Villa Hargeysa, waxaana muddo daqiiqo kadib ah gaaray Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo golaha Shacabka uga ergeynayay.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More