Browsing Category

Latest

Latest | Wararka Maanta | Somali. Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Wasiirka Warfaafinta ee Eritariya oo beeniyay wararka sheegaya in Eritariya ay u yeertay ciidamadeeda keydka

Isniin, September, 19, 2022 (AX) - Dowladda Eritariya ayaa beenisay warar maalmo ka hor lagu baahiyay Warbaahinta caalamiga ah, taas oo lagu sheegay inay heegan gelisay Eritariya ciidamadeeda militeriga ah, iyo inay u yeertay ciidamadeeda keydka oo ay ku amartay inay soo diyaar garoobaan, iskana soo xaadiriyaan xeryaha ciidan ee u dhaw.Wasiirka Warfaafinta ee Eritariya Yemane Gebremeskel ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin in Eritariya ay qoranayso ciidamo cusub oo Itoobiya ka caawiya la dagaalanka TPLF, balse waxa uu…

Raysal wasaare Xamse “Marka Cadaw dagaal lagula jiro waa la xanuunjiyaa, markuu xanuunsado waxaa lagu gartaa jawaabta uu bixiyo”

Isniin, September, 19, 2022 (AX) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta shir guddoomiyay kulanka tiirka xoreynta iyo sugida amniga, kaasoo looga hadlay howlgalada culus ee ka dhanka ah Al-shabaab.Kulanka ayaa la sheegay in lagu soo bandhigay qorshaha dib u xoreynta deegaanada ay ku sugan yihiin Al-shabaab iyo sidii loo xasilin lahaa goobaha laga xoreeyo, si loo gaarsiiyo dowladnimada iyo adeegyadii bulshada oo in mudo ah hortaagnayeen Al-shabaab.“Ciidamada geesiyaasha ah oo…

Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi oo mar kale si adag uga hadlay hadalkii madaxweyne Xasan Sheekh

Isniin, September, 19, 2022 (AX) - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in madaxda Soomaaliya marka ay kursiga yimaadaan ay u tafo xaytaan dhibaataynta Gobaladda Waqooyi, madaxweyne Xasan Sheekh-na uu wadadii maray."Waxay dhibaato ka dhacday, marwalba ninka Xamar kursiga maalintaa fadhiistaa, ilaa uu dab ku oogo Gobaladda Waqooyi oo uu colaad ka abuuro saldhigi maayo, kuwii hore ayaanu ogayn, Xasan Sheekh-na shalay wuxuu ku hadlay waad wada maqasheen" ayuu yiri madaxweyne Biixi oo la hadlayay…

Maxkamadda Muqdisho oo hay’ad caalami ah ku heshay xad-gudub ka dhan ah xuquuqda haweenka shaqaalaha

Isniin, September, 19, 2022 (AX) - Haweenay ka mid ahayd shaqaalaha hay’adda samafalka ee Guddiga Caalamiga ah ee Badbaadinta (IRC), ayaa sharciga la tiigsatay hay’adda, kaddib markii ay sheegtay in shaqadda looga joojiyay sifo sharci darro ah bartamihii sannadkii 2020-kii, xiligaasi oo cudurka COVID-19 uu mararay heer sare.Nasra, ayaa ahayd Isuduwaha Maamulka iyo Xuquuqul Insaanka ee hay’adda (IRC), oo ah hay'ad samafal oo caalami ah oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka.Nasra ayaa sheegtay in shaqada looga joojiyay sababo…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo odayaasha dhaqanka kala hadlay dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab

Isniin, September, 19, 2022 (AX) - Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Maanta kulan wadatashi ah la yeeshay Odeyaasha dhaqanka ee maamulka Galmudug oo uu kala hadlay kaalintooda la xiriirta dib u heshiisiinta, xasilinta deegaanada laga xoreeyey Alshabaab iyo ka feejignaanta qorsheyaal ay ku doonayaan iney isaga hor keenaan beelaha Soomaaliyeed.Wasiirka Fiqi ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay dooneyso in dagaalada lagula jiro oo noqday kuwa xoogeystay…

Golaha Wakiilada Gobaladda Waqooyi oo go’aan kasoo saaray soojeedintii guddida ganacsatada

Isniin, September, 19, 2022 (AX) - Golaha Wakiilada Gobaladda Waqooyi ayaa meel mariyay soojeedintii guddida ganacsatada ee ahayd in la is raaciyo doorashooyinka madaxweynaha iyo urrurada siyaasada.33 kamid ah 52 xildhibaan oo kasoo xaadiray kalfadhiga maanta, ayaa u codeeyay in laysku sidko doorashooyinka madaxtooyada iyo urrurada siyaasada, halka 19 mudane ay ka aamuseen cod gacantaag ah oo soojeedinta lagu meel mariyay."Goluhu wuu meel mariyay, wuu ansixiyay, sidaana wuxuu xeerku ugu gudbayaa golaha guurtida, wuu nagu…

Taliyaha ciiddanka xoogga dalka oo sheegay in 75 katirsan Alshabaab lagu dilay deegaanka Yasooman

 Isniin, September, 19, 2022 (AX) - Waxaa sii korortay tirada dhimashada kooxda Al-Shabaab ee kasoo gaaray howgalka ciidamada xukumadda iyo kuwa Macaawisleyda ka wadaan deegaanka Yasooman ee gobalka Hiiraan.Taliyaha ciidamada xoogga, Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa xaqiijyay in 75 kamid ah  Alshabaab lagu dilay howlgalka Yasooman, sidoo kalana lagu qab qabtay tiro maxaabiis ah.Howlgalka ayaa wali socda iyadoo ciidamada Xoogga Dalka ay ku sii siqayaan deegaano horleh oo Al Shabaab ay horay ugu sugnaayeen.Saakaydii hore,…

Taliye Biixi “Cali Dheere Maanta inuu calaalacalo waa gar, laakiin weli jaanis ayaa u furan ha isku soo dhiibaan gacanta…

Isniin, September, 19, 2022 (AX) - Taliyaha ciidanka Lugta xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa si adag uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray Afhayeenka Kooxda Al-shabaab Sheekh Cali Dheere ee uu uga hadlay dagaalka ay iclaamisay xukumadda Soomaaliya iyo kacdoonka Shacab ay wajahayaan Al-shabaab.Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa wareysi uu siiyay Radio Muqdisho ku sheegay inuu dhageystay hadalka Afhayeenka Shabaab, kaasoo uu ku tilmaamay inuu yahay mid u muuqda cataaw iyo calaacal la xariira…

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay 54 Alshabaab ah ku dishay howlgalo dhacay Hiiraan iyo Shabeellada hoose

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay 54 Alshabaab ah ku dishay howlgalo dhacay Hiiraan iyo Shabeellada hoose Isniin, September, 19, 2022 (AX) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka ee Macaawisleyda ayaa ku dhawaad 50 ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dilay meel u dhow degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.Howlgal ka dhacay deegaanka Yasooman oo hoos taga degmada Buulo burte, ayaa lagu dilay 45 dagaalame, halka 9 kalena lagu dilay tuulada Warmaxan oo katirsan gobolka Shabeellada hoose.Sida ay…

adviser to the embattled Zulu king was killed

Dumisani Khumalo was murdered on the night between Saturday 17 September and Sunday 18 September. He had been an adviser to the Zulu king Goodwill Zwelithini, who died in March 2021, and he was also his son Misuzulu Zulu, whose ascension to the throne is…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More