Browsing Category

Somali

Axadle | Somali. Firstly, your news source, From, Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

The United States’ commitment to the Sahel remains intact, Washington says

The United States Special Envoy for the Sahel on Thursday, September 24, announced an extension of humanitarian aid. At the military level, the U.S. Chief of Staff of the U.S. African Command (Africom) announced a few months ago a reduction in staff on the ground. But the US commitment remains intact, the State Department assures. Washington will pay $ 150 million to Niger, Mali, Mauritania and Burkina Faso. Objective: to help some 2.5 million people displaced by insecurity in these areas plagued by terrorist groups.…

“In Praise for Blood”, controversial work on the role of the RPF during the genocide

In Praise of the Blood of Canadian Judi Rever is a book that examines the crimes committed by the Rwandan patriotic army led by Paul Kagame, a rebel who has become the national army of Rwanda. Published since mid-September by the Max Milo editions, organizations such as Ibuka, the Survivors' Associations, or SOS Racism described the work as a negationist in a column published in the newspaper Liberation. As it passed through France to promote its work, the Canadian journalist, like her French publisher, insisted on the…

Doorashada Soomaaliya oo la aadayo bil kadib! – Axadle

Soomaaliya ayaa isku diyaarineysa doorashada Dadban ee 20/21 oo ah tan ay ku heshiiyeen Madaxweyne Farmaajo, Hogaamiyayaasha DG hoostaga DFS & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, isla markaana shalay uu u codeeyay BFS. Waa silsiladda xil is gaarsiinta afartii sanaba mar, waxaana bisha Deseember 2020 dhammaadkeeda soo idlaanaya muddo xileedka laanta Xeer dejinta, halka xafiiska Hogaamiyaha uu gaarayo ilaa 8-da Febaraayo 2021. Hogaamiyaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay sheegay in bisha Nofeembar oo kaliya…

Ciidanka Kenya oo 4-ruux ka qafaashay Gobolka Gedo! –

Ciidanka gaarka ah ee Kenya u qaabilsan la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada loona soo gaabiyo (GSU) ayaa tuulada Daarusalaam Degmada Ceelwaaq ka qafaashay 4-ruux oo dadka tuuladaas ah. Ehelka dadka maqan ayaa xaqiijiyay in Askataan sida gaarka ah Kenya u qaabilsan la dagaalanka Argagixisada in ay wateen afar oo kala ah: Cabdifitaax Xasan Nuur, Cabdifitaax Diiriye Qorane, Cabdullaahi Cali Dhicis iyo Maxamed Ibraahim Afey. Dadkaan waa xoolo dhaqato sida ay shaaciyeen…

Guuleed oo Rooble ku wareejinaya Xilka Ra’iisul Wasaaraha. –

Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ahaa Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa maanta Axad ah xilka ku wareejinaya Wasiirka 1-aad ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Dood ayaa ka taagneed cidda wareejineysa Xilka Ra’iisul Wasaaraha, kadib markii Mahdi Maxamed Guuleed uu magacaabay Guddi Wasiirada ku simayaasha ah iyo Xafiiska Wasiirka koowaad ee Xukuumadda, halka Warqad dalab ah uu Rooble gaarsiiyay Xasan Cali Khayre. Saacadihii lasoo dhaafay waxaa la isweydiinayay…

HG Farmaajo oo si faah-faahinsan uga hadlay Siyaasadda,

Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Dalka, Doorashada 20/21, Amniga, wadatashiga, wadahadalka Gobaladda Waqooyi, arrinta dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya iyo qodobo kale. Ugu horeyn waxa uu dul istaagay xaaladda amniga dalka, waxaana uu ku faanay in diiwaangelinta askarta Dowladda ay dhabarjab ku noqotay weerarada Al-Shabaab, isaga oo is barbar dhigay Dowladdiisa & labadii Dowladood ee ka horeeyay. “Al-Shabaab muddo 12-sano…

Golaha Shacabka oo ka garramaya qodobada u harsan ee waqti

Fadhiga golaha shacabka Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS ayaa la gaarsiiyay ajendaha fadhigooda maanta oo ah mid u gaar ah si ay go’aan uga gaaraan howlaha horyaalla mudada bisha ah ee ka dhiman dib ugu laabashada beelaha ay matalaan. Fariinta loo diray Mudanayaasha aqalka shacabka waxaa lagu wargeliyay in maanta ay isugu yimaadaan xarunta Villa Hargeysa oo si KMG ah ugu shaqeynayaan maalmihii lasoo dhaafay, maadaama xaruntooda dib u dhis lagu sameynayo. Xildhibaanno katirsan…

hundreds of people march against violence against women

Following the convening of a coalition of NGOs and associations, a white and silent march against violence against women was organized in Bamako, in which several hundred people participated. They demand that Parliament pass a special law against gender-based violence. And this while the so-called "Sidiki Diabaté" affair arouses great emotion in Mali. The former companion of the famous musician accuses…

“Gobaladda Waqooyi Cid aqoonsaneyso ma jirto, mana la doonayo in

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qaybgalay kulan lagu su’aalo weydiinayay ayaa ka hadlay Arrimo dhowr ah sida Amniga, Doorashada, Heshiis siyaasadeedyada, Wada hadalka Somaliland iyo qodobo kale. Waxa uu sheegay in aysan jirin cid aqoonsaneysa Somaliland, balse madaxda ay waqti ka luminayaan dadka, maadaama dalalka Afrika aan la dooneyn in lasii kala gooyo sida uu hadalka u dhigay. Madaxweyne Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo ayaa tilmaamay in wadahadalka Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha…

Xildhibaanadda labada golle oo meelmariyay heshiiskii

Fadhiga golaha shacabka Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa meelmariyay heshiiska Doorashada ee ay ku heshiiyeen madaxda Dowladda Faderaalka, Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. 252 Xildhibaan ayaa oggolaatay Sharciga doorashada 2020/2021, kaasi oo maanta la horgeeyay kulan wadajir ah oo ay yeesheen xildhibaanada BFS. Waxaa diiday Labo Xildhibaan, waxaana ka aamusay hal Xildhibaan, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha Shacabka BFS, Maxamed Mursal…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More