Browsing Category
Somali
Axadle | Somali. Firstly, your news source, From, Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
14.6 Milyan oo ruux waxa ay 6-bilood uga barakacday 127-Dal!
Qiyaastii 14.6 Milyan oo ruux ayaa sanadkaan 2020 ka barakacday dalal gaaraya 127, qaarkood ayaa qaxooti noqday oo ka tallaabay Soohdinta…
Read More...
Read More...
NISA oo howlgal uga jawaabtay weerar lagu qaaday xarun ay ku leedahay Gobolka Hiiraan!
Al-Shabaab ayaa weerartay Bar kontorool oo Ciidamada Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ku leeyihiin Deegaanka Ceel-jaalle…
Read More...
Read More...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta Golaha Shacabka hortagaya 39-Cishe kadib!
Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta hortagaya Golaha Shacabka BFS, si uu ugu jeediyo khudbad gaar ah oo uu…
Read More...
Read More...
Maxaa horyaalla RW Rooble muddo xileedka 140-ka Cishe ah?
Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul wasaaraha kalsoonida maanta weydiisanaya Golaha Shacabka BFS waxaa horyaalla howlo shaqo oo ay ugu weyn…
Read More...
Read More...
RW Magacaaban oo maanta codka kalsoonida weydiisanaya golaha Shacabka BFS.
Golaha Shacabka ayaa maanta fadhi ku leh xaruntooda sida KMG ah uu ugu shaqeeyo aqalka hoose ee Villa Hargeysa, waxaana Ajendaha uu yahay…
Read More...
Read More...
Falastiin oo diiday shir gudoonka Jaamacadda Carabta ka dib heshiiskii Israel ee Imaaraadka&…
Wasiirka arimaha dibada Falastiin ayaa sheegay Talaadada maanta in Falastiin ay joojisay gudoomiyanimadii ay hada uhaysay shirarka…
Read More...
Read More...
Taliyaha qaybta 21 aad ee C.X.D:- Waxa aan dilnay 18-dagaalame oo ka tirsan Al Shabaab.
Askari ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo ku dhagan qoriga laga rido gawaarida dushooda.
X/Q Secter 21, SNA.
Taliyaha Qaybta 21-aad ee…
Read More...
Read More...
Maxay kawada hadleen Khayre iyo Qoor Qoor?
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor…
Read More...
Read More...
Booliiska Waqooyiga Macedonia oo xiray Tahriibayaal Soomaali ku jirto!
Booliiska qaabilsan la socodka dhaq-dhaqaaqa Waqooyiga Macedonia ayaa sheegay in ay xireen 61-Muhaajiriin ah iyo 5-ruux oo loo badinayo…
Read More...
Read More...
“Xildhibaannada ka walwalsan kuraastooda waxa aan ballanqaadayaa in aan lagu faragelin” Siciid Deni.
Madaxweyne DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay Munaasabad Muqdisho loogu qabtay ayaa soo hadal qaaday howlaha kala guurka ee…
Read More...
Read More...