Aqoonyahan Beesha Gabooye oo uu kacay in uu saxo Somaalidda ay qabyaaladdu kala geysay

3,214,738

Mr.Midgaan, waxa uu kamid yahay dhalinyarada aqoonyahanka Beesha Gabooye. Kaas oo waliba u taagan Sumcadda iyo Halganka beelwaynta guud ahaan.

- Advertisement -

Waa Wadani beeshu ay leedahay. Dad badan ayaa waxaay aamin sanyihiin in Xumaan mooyaane wanaagba aanan lahayn beelaha gabooye,

Sidaa daraadeed waxa uu ku faanaa magaca ” Midgaan” oo ah magaca loogu neceb yahay beelaha Soomaalida  Dhexdeeda, wax walba ha ku qaadatee waxa uu go’aan saday inuu dhinaca wanaagsan tuso walaalaha Soomaaliyeed ee ay qabyaaladdu kala geysay.

Wariye C/rashiid Cali Maalin

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More