Xiddiga NIYAD-JABKA Ku Riday Koox Kasta Oo Premier League Ah

Xilli ciyaareedkan 2020-21 ee Premier League ayaa ahaa mid toddobaad kasta layaab cusub inagu ridayay oo ay durtaba soo dhaceen waxyaabo badan oo lama filaan ahi.

Cidhiidhiga kulamada ee uu dhaliyay sanadkan 2020 oo ah mid ay dunida inteeda badani isbedel ku qasbanaatay ayaa dhaliyay inay ciyaaruhu aad iskugu dhawaadaan iyadoo in la saadaaliyo miiska kama dambaysta ahi ay tahay wax aan macquul ahayn.

Liverpool ayaa u muuqata mid fursad wanaagsan haysata walow ay dhaawacyo badan qabto balse waxaan sidoo kale meesha laga saari karin Chelsea iyo Tottenham oo tartamayaal ah.

Waxaanu halkan idinkula wadaagaynaa qiimayn ay samaysay shabakadda HITC Sport oo dooratay ciyaaryahanka koox kasta oo Premier League ah ilaa haatan qalbi jabka weyn ku riday.

Liiska Oo Dhammaystiran

Arsenal

Pierre-Emerick Aubameyang

Aston Villa

Bertrand Traore

Brighton & Hove Albion

Aaron Connolly

Burnley

Chris Wood

Chelsea

Christian Pulisic

Crystal Palace

Michy Batshuayi

Everton

Richarlison

Fulham

Aleksandar Mitrović

Leeds United

Rodrigo

Leicester City

James Maddison

Liverpool

Thiago Alcantara

Manchester City

Raheem Sterling

Manchester United

Mason Greenwood

Newcastle United

Allan Saint-Maximin

Sheffield United

Rhian Brewster

Southampton

Michael Obafemi

Tottenham Hotspur

Gareth Bale

West Bromwich Albion

Kieran Gibbs

West Ham United

Robert Snodgrass

Wolverhampton Wanderers

Adama Traore

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More