XAQIIQOOYIN: Xiddigaha goolasha ugu dhaqsaha badan

Erling Braut Haaland ayaa dhigay rikoor cusub oo Bundesliga ah Sabtidii markii Borussia Dortmund ay 3-1 kaga badisay RB Leipzig oo marti u aheyd.

Weeraryahanka reer Norway oo labo gool dhaliyay kulankaas ayaa dhaliyay 25 gool 25 kulan oo horyaalka ah, taasoo ka dhigeysa inuu yahay ciyaaryahanka ugu goolasha badan kulamada ugu horeeya.

Erling Haaland wuxuu dhaafay rikoorkii Uwe Seeler ee ahaa 25 gool xilli ciyaareedkii 1963/64.

Marka laga hadlayo da’da, ma jiro ciyaartoy kale oo isku da ‘ah oo waligiis dhigay rikoor gool oo la mid ah, waxaana ku soo xiga Zlatan Ibrahimovic oo ka horeeya Kevin Phillips iyo Cristiano Ronaldo

Sida laga soo xigtay Transfermarkt, xiddigaha ugu goolasha badan 25 gooldhalinta horyaalka.

Waa kuwan 30-ka gool dhaliye ee ugu sarreeya:

30. Maxamed Saalax (Liverpool, 2017/18) – 40 kulan

= 27. Julio Baptista (Sevilla, 2004/05) – 39 kulan

= 27. Ruud van Nistelrooy (Man Utd, 2002/03) – 39 kulan

= 27. Carlos Tevez (Juventus, 2014/15) – 39 kulan

= 21. Pauleta (Bordeaux, 2001/02) – 38 kulan

= 21. Diego Forlan (Villarreal, 2004/05) – 28 kulan

= 21. Dario Cvitanich (Nice, 2013/14) – 38 kulan

= 21. Sergio Aguero (Man City, 2012/13) – 38 kulan

= 21. Cristiano Ronaldo (Juventus, 2019/20) – 38 kulan

= 21. Romelu Lukaku (Internazionale, 2019/20) – 38 kulan

= 17. Grafie (Wolfsburg, 2008/09) – 37 kulan

= 17. Radamel Falcao (AS Monaco, 2016/17) – 37 kulan

= 17. Luis Suarez (Barcelona, ​​2015/16) – 37 kulan

= 17. Pierre-Emerick Aubameyang (Arsenal, 2018/19) – 37 kulan

= 12. Roy Makaay (Bayern Munich, 2004/05) – 36 kulan

= 12. Marek Mintal (Nürnberg, 2005/06) – 36 kulan

= 12. Ruud van Nistelrooy (Real Madrid, 2006/07) – 36 kulan

= 12. Mario Balotelli (Nice, 2017/18) – 36 kulan

= 12. Radamel Falcao (Atletico Madrid, 2012/13) – 36 kulan

= 9. Fernando Torres (Liverpool, 2008/09) – 34 kulan

= 9. Catanha (Celta Vigo, 2000/01) – 34 kulan

= 9. Arjen Robben (Bayern Munich, 2010/11) – 34 kulan

= 6. Luca Toni (Bayern Munich, 2008/09) – 33 kulan

= 6. Andriy Shevchenko (AC Milan, 2000/01) – 33 kulan

= 6. Diego Milito (Inter Milan, 2009/10) – 33 kulan

= 4. Cristiano Ronaldo (Real Madrid, 2009/10) – 27 kulan

= 4. Neymar (Paris Saint-Germain, 2018/19) – 27 kulan

= 2. Kevin Phillips (Sunderland, 1999/2000) – 26 kulan

= 2. Zlatan Ibrahimovic (Paris Saint-Germain, 2012/13) – 26 kulan

1. Erling Haaland (Borussia Dortmund, 2020/21) – 25 kulan

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More