WARBIXIN: 50kii Xiddig Ee Guud Ahaan Isboortiga Ee La Buunbuuniyey,

David Beckham ayaa kaalinta koowaad ka galay liiska xiddigaha kubadda cagta iyo guud ahaan isboortiga ee la buunbuuniyey, qiime aanay lahayna la siiyey, laakiin waxa kula jira ciyaartooyo kale oo uu ku jiro Lionel Messi oo lix jeer ku guuleystay abaal-marinta xiddiga Adduunka ee Ballon d’Or.

Xiddigaha la buunbuuniyey ayaa isugu jira ciyaartooyo waaweyn oo sumcad iyo magac ku lahaa kubadda cagta sida feedhyahankii Mike Tyson iyo feedhyahanka kale ee aan waligii laga badinin ee Floyd Mayweather.

Cristiano Ronaldo, Pele, Ronaldinho iyo ciyaartooyo kale ayaa kaga jira kubadda cagta liiskan, sidoo kale kubadda kolayga, gaar ahaan NBA-da ayaa xiddigaha la buunbuuniyey ee qiime aanay lahayn oo ka badbadis ah la siiyey waxa ku jira Kobe Bryant oo sannad ka hor ku geeriyooday shil diyaaradeed, LeBron James iyo kuwo kale.

Halkan kaga bogo 50ka ciyaartoy ee isboortiska oo dhan ka kooban ee la buunbuuniyey:

50. Brett Favre (NFL)

49. Ricky Hatton (boxing)

48. Floyd Mayweather (boxing)

47. Reggie Bush (NFL)

46. Michael Vick (NFL)

45. Michael Sam (NFL)

44. Wilt Chamberlain (basketball)

43. Antoine Walker (basketball)

42. Lionel Messi (football)

41. Yao Ming (basketball)

40. Allen Iverson (basketball)

39. Tony Romo (NFL)

38. Tim Duncan (basketball)

37. Tim Tebow (NFL/baseball)

36. Sidney Crosby (ice hockey)

35. Vince Carter (basketball)

34. Muhammad Ali (boxing)

33. LaMarcus Aldridge (basketball)

32. Manny Ramirez (NFL)

31. Peyton Manning (NFL)

30. Barry Bonds (baseball)

29. Tom Brady (NFL)

28. Klay Thompson (basketball)

27. Dirk Nowitzki (basketball)

26. John Cena (WWE)

25. Randy Moss (NFL)

24. Johnny Manziel (NFL)

23. Cam Newton (NFL)

22. Emmitt Smith (NFL)

21. Tiger Woods (golf)

20. Russell Wilson (NFL)

19. Alex Rodriguez (baseball)

18. Michael Jordan (basketball)

17. Manny Pacquiao (boxing)

16. Stephen Curry (basketball)

15. Ronaldinho (football)

14. Mike Tyson (boxing)

13. Joe Namath (NFL)

12. Danica Patrick (motor sports)

11. Babe Ruth (baseball)

10. Cristiano Ronaldo (football)

9. LeBron James (basketball)

8. Scottie Pippen (basketball)

7. Terrell Owens (NFL)

6. Kobe Bryant (basketball)

5. Eli Manning (NFL)

4. Pele (football)

3. Shaquille O’Neal (basketball)

2. Michelle Wie (golf)

1. David Beckham (football)

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More