Shaxda rasmiga ah Kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal ee kulanka

(London) 05 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah Kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal ee kulanka caawa lagu furayo Premier League ayaa la shaaciyey.

Xilli ciyaareedka cusub ee Premier League ayaa caawa la daah furi doonaa, waxaana ololaha 2022/23 uu ku furmi doonaa, kulan London Derby ah iyadoo Crystal Palace ay soo dhaweyn doonto Arsenal.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Crystal Palace XI: Guaita, Clyne, Jordan Ayew, Zaha, Schlupp, Andersen, O. Édouard, E. Eze, Guehi, C. Doucouré, T. Mitchell

Subs: Ward, Milivojevic, S. Johnstone, Hughes, Riedewald, J. Mateta, C. Richards, M. Ebiowei, L. Plange

Arsenal XI: Xhaka, Partey, Zinchenko, Martin Ødegaard, Jesus, Gabriel, Ramsdale, B. White, Martinelli, W. Saliba, Saka

Subs: Cedric, M.Elneny, Pepe, Tierney, Holding, Matt Turner, Nelson, Nketiah, A. Lokonga

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More