Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool vs Southampton – Yaa Kusoo Bilowday,

Jurgen Klopp ayaa shaxdii ugu adkayd kusoo bilaabay kulanka adag ee ay caawa kula ballansan yihiin Southampton, taas oo ay u baahan yihiin guul si ay tartamada fursaddooda Champions League usoo nooleeyaan.

Sadio Mane, Mohamed Salah iyo Diogo Jota ayaa  kusoo bilowday afka hore ee weerarka, halka Fabinho uu kusoo noqday khadka dhexe kaddib Phillips oo kasoo laabtay dhaawac.

Thiago Alcantara iyo Wijnaldum ayaa iyaguna kusoo bilowday khadka dhexe, halka kaydka ay ku jiraan Jones, Firmino iyo Shaqiri, iyadoo gebi ahaanba uu maqan yahay James Milner oo ku biiray liiska dhaawacyada.

Shaxda rasmiga ah ee labada kooxood

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More