Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Villarreal vs Real Madrid –

5

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa martiyaysa dhigeeda Villarreal kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka La Liga toddobaadkiisa tobnaad xilli durtaba kulamadu qaab cajiib ah ku bilaabmeen.

Villarreal ayaa xilli ciyaareedkan wacdarro dhigayso iyadoo booska labaad joogta isla markaana 2 dhibcood ka hooseysa hoggaamiyayaasha Real Sociedad halka Real Madrid oo booska afraad ku jirtaa ay afar dhibcood u jirto hoggaanka.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

Villarreal:

Real Madrid:

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More