Shaxda Liverpool vs Burnley – Klopp

Iyadoo Leicester, Manchester City iyo ka dib ay Manchester United bedeshay hoggaanka Premier League 48-kii saac ee la soo dhaafay, caawa kooxda difaacaneysa horyaalnimada waxay u baahan tahay guul si ay ugu dhawaato hoggaanka horyaalka.

- Advertisement 1 -

Liverpool ayaa haatan ku jirta kaalinta afaraad iyadoo leh 34 dhibcood, iyadoo lix dhibcood ka hooseysa kooxda hogaanka heysa ee Manchester United, kuwaasoo hogaanka u qaban kara seddex dhibcood hadii ay caawa guuleystaan ​​laakiin waxay sii joogi doonaan kaalinta afaraad oo ay leeyihiin Leicester iyo Man City. 38 dhibcood.

SHAXDA RASMIGA:

Liverpool ayaa heshay dhiirigelin markii ay soo laabteen daafaca dhexe Joel Matip ka dib afar kulan oo uu la maqnaa dhaawac gumaarka ah.

Soo laabashada daafaca ayaa la micno ah in Jordan Henderson uu seegay iyadoo Oxlade-Chamberlain, Thaigo iyo Wijnaldum lagu soo bilaabay khadka dhexe.

Weerarka, Firmino iyo Salah ayaa keydka la dhigay iyadoo Mane uu ka garab ciyaarayo Origi iyo Shaqiri.

XI Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Matip, Fabinho, Robertson, Oxlade-Chamberlain, Thiago, Wijnaldum, Shaqiri, Origi, Mane.

Keyd: Kelleher, Milner, Firmino, Salah, Jones, Minamino, Tsimikas, Phillips, Williams.

Burnley XI: Pope, Lowton, Tarkowski, Mee, Taylor, Brady, Westwood, Brownhill, McNeil, Barnes, Wood.

Keyd: Peacock-Farrell, Cork, Gudmundsson, Stephens, Rodriguez, Pieters, Bardsley, Vydra, Long.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More