Rivaldo, Fernandes, Lampard, De Bruyne: Kubbad-sameeyeyaashii Ugu

Kevin de Bruyne ayaa ka mid noqday ciyaartoydii khadka dhexe ee ugu waxqabadka  badnaa qarniga 21aad oo kasoo bilaabmay xilli ciyaareedkii 2000/01, marka laga eego dhinaca goolasha ay ku lug yeesheen ciyaartoydu.

Xiddiga reer Belgium ayaa xilli ciyaareedkii 2019/20 waxa uu kooxdiisa u saftay 35 ciyaarood oo horyaalka Premier League ah, kuwaas oo uu dhaliyey 13 gool, 20 kalena uu caawiye ka noqday, taas oo ka dhigan in 33 gool uu kooxdiisu dhalisay uu qaybna saxeexay, inta kalena caawiyey.

Bruno Fernandes oo xilli ciyaareed cajiib ah la qaadanaya Manchester United ayaa isaguna ku jira ciyaartoyda khadka dhexe ee ugu wanaagsanaa iyadoo uu dhaliyey 17 gool iyo 11 kale oo uu caawiye ka noqday.

Laacibkan oo ka mid ah ciyaartoyda ku tartamaya abaal-marinta sannadka ee PFA ayaa 34 kulan oo uu saftay waxa uu ku lug yeeshay 28 gool.

Shabakadda Transfermarkt ayaa qiimayn ay ku sameysay ciyaartoydii ugu wanaagsanaa khadka dhexe ee raacsanaa weerarka xilli-ciyaareed kasta, waxa kale oo ay kusoo dartay halyeygii reer Brazil ee Rivaldo oo xilli ciyaareedkii 2000/01 ku guuleystay abaal-marinta xiddiga Adduunka ee Ballon d’Or kaddib 33 gool oo uu qaybna dhaliyey qaybna caawiye uga noqday Barcelona.

Halkan kaga bogo ciyaartoydii ugu wanaagsanaa khadka dhexe qarnigan 21aad:

2000/01 | Rivaldo (Barcelona) – 33

Kulamada uu ciyaaray: 35

Tirada goolasha uu dhaliyey23

Tirada goolasha uu caawiyey: 10

2001/02 | Michael Ballack (Bayer Leverkusen) – 25

Kulamada uu ciyaaray: 29

Tirada goolasha uu dhaliyey17

Tirada goolasha uu caawiyey: 8

2002/03 | Deco (FC Porto) – 27

Kulamada uu ciyaaray: 30

Tirada goolasha uu dhaliyey10

Tirada goolasha uu caawiyey: 17

2003/04 | Robert Pires (Arsenal) – 25

Kulamada uu ciyaaray: 36

Tirada goolasha uu dhaliyey14

Tirada goolasha uu caawiyey: 11

2004/05 | Marcelinho Paraíba (Hertha Berlin) – 31

Kulamada uu ciyaaray: 32

Tirada goolasha uu dhaliyey18

Tirada goolasha uu caawiyey: 31

2005/06 | Ronaldinho (Barcelona) – 35

Kulamada uu ciyaaray: 29

Tirada goolasha uu dhaliyey17

Tirada goolasha uu caawiyey: 18

2006/07 | Ronaldinho (Barcelona) – 30

Kulamada uu ciyaaray: 32

Tirada goolasha uu dhaliyey21

Tirada goolasha uu caawiyey: 9

2007/08 | Cesc Fabregas (Arsenal) – 27

Kulamada uu ciyaaray: 32

Tirada goolasha uu dhaliyey7

Tirada goolasha uu caawiyey: 20

2008/09 | Xavi Hernandez (Barcelona) – 29

Kulamada uu ciyaaray: 35

Tirada goolasha uu dhaliyey6

Tirada goolasha uu caawiyey: 23

2009/10 | Frank Lampard (Chelsea) – 38

Kulamada uu ciyaaray: 36

Tirada goolasha uu dhaliyey22

Tirada goolasha uu caawiyey: 16

2010/11 | Nene (Paris Saint-Germain) – 27

Kulamada uu ciyaaray: 35

Tirada goolasha uu dhaliyey14

Tirada goolasha uu caawiyey: 13

2011/12 | Nene (Paris Saint-Germain) – 34

Kulamada uu ciyaaray: 35

Tirada goolasha uu dhaliyey21

Tirada goolasha uu caawiyey: 13

2012/13 | Juan Mata (Chelsea) – 28

Kulamada uu ciyaaray: 35

Tirada goolasha uu dhaliyey11

Tirada goolasha uu caawiyey: 17

2013/14 | Marco Reus (Borussia Dortmund) – 30

Kulamada uu ciyaaray: 30

Tirada goolasha uu dhaliyey16

Tirada goolasha uu caawiyey: 14

2014/15 | Kevin De Bruyne (Wolfsburg) – 31

Kulamada uu ciyaaray: 34

Tirada goolasha uu dhaliyey10

Tirada goolasha uu caawiyey: 21

2015/16 | Henrikh Mkhitaryan (Borussia Dortmund) – 31

Kulamada uu ciyaaray: 31

Tirada goolasha uu dhaliyey11

Tirada goolasha uu caawiyey: 20

2016/17 | Dele Alli (Tottenham Hotspur) – 27

Kulamada uu ciyaaray: 37

Tirada goolasha uu dhaliyey18

Tirada goolasha uu caawiyey: 9

2017/18 | Philippe Coutinho (Liverpool & Barcelona) – 26

Kulamada uu ciyaaray: 32

Tirada goolasha uu dhaliyey14

Tirada goolasha uu caawiyey: 12

2018/19 | Bruno Fernandes (Sporting Lisbon) – 33

Kulamada uu ciyaaray: 33

Tirada goolasha uu dhaliyey20

Tirada goolasha uu caawiyey: 13

2019/20 | Kevin De Bruyne (Manchester Metropolis) – 33

Kulamada uu ciyaaray: 35

Tirada goolasha uu dhaliyey13

Tirada goolasha uu caawiyey: 20

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More