Liiska Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Dhamaan 20 ka Kooxood Ee Premeir League Iyo Kooxaha Tirada Ugu Badan La Soo Wareegay. – AxadleTM.net

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xagaaga ayaa soo si rasmi ah u xidhmi doona maalinta October 5 laakiin ka hor waxay kooxaha Premier League haystaan wali samayn karana saxiixyo muhiim ah si ay xoojin ugu sameeyaan kooxahooda.

Haddaba tiro ciyaartoy oo aad u badan ayaa soo gaadhay 20 ka kooxood ee premier League ku tartamaya iyada oo kooxda Leeds United ay tahay kooxda layaabka ugu badan samaysay ee 11 ciyaartoy oo cusub la soo saxiixatay.

Kooxda heerka labaad ka soo dalacday ee Leeds United ayaa samaysay 11 saxiix oo cusub iyada oo doonaysa in ay 16 sanadood kadib si buuxda ugu sii nagaato horyaalka Premier League.

Chelsea ayaa ah kooxda labaad ee 8 ciyaartoy la soo wareegtay xili suuqan iyada oo Blues noqotay kooxda lacagaha ugu badan xagaagan suuqa galisay.

Inkasta oo ay Leeds United tahay kooxda ciyaartoyda ugu badan la soo wareegtay, haddana xidiga ugu qaalisan ee ay la soo saxiixdeen ayaa ah Rodrigo oo ay Valencia kaga soo iibsadeen 26 milyan halka xidigaha kale ay siyaabo kala duwan ku yimaadeen.

Haddaba halkan kaga bogo dhamaan ciyaartoyda ku soo biirtay 20 ka kooxood ee horyaalka Premeir League ku tartamaya.

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda ArsenalGabriel Magalhaes (Lille) £27millionWilliam Saliba (Saint-Etienne) £27mWillian (Chelsea) Si xor ahPablo Mari (Flamengo) Lacagta lama shaacinCedric Soares (Southampton) Lacagta lama shaacinDani Ceballos (Real Madrid) amaah

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Aston Villa

Emiliano Martinez (Arsenal) £20mBen Chrisene (Exeter) Lacagta lama shaacinMatty Cash (Nottingham Forest) £16mOllie Watkins (Brentford) £28mBertrand Traore (Lyon) £17mRunar Alex Runarsson (Dijon) Lacagta lama shaacin

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Brighton & Hove Albion

Joel Veltman (Ajax) £900,000Zak Emmerson (Oldham) Lacagta lama shaacinJensen Weir (Wigan) Lacagta lama shaacinAdam Lallana (Liverpool) si xor ahLars Dendoncker (Club Brugge) si xor ah

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Burnley

Will Norris (Wolves) Lacagta lama shaacinDale Stephens (Brighton) Lacagta lama shaacin

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Chelsea

Thiago Silva (Paris Saint-Germain) si xor ahTimo Werner (RB Leipzig) Lacagta lama shaacinHakim Ziyech (Ajax) £36millionXavier Mbuyamba (Barcelona) Lacagta lama shaacinBen Chilwell (Leicester) £45mMalang Sarr (Nice) so xor ahKai Havertz (Bayer Leverkusen) £71mEdouard Mendy (Rennes) £22m

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Crystal Palace

Eberechi Eze (QPR) £19.5mNathan Ferguson (West Brom) si xor ahMichy Batshuayi (Chelsea) amaah

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Everton

James Rodriguez (Real Madrid) £20mNiels Nkounkou (Marseille) FreeAllan (Napoli) £22mAbdoulaye Doucoure (Watford) £20m

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Fulham

Antonee Robinson (Wigan) £2millionAnthony Knockaert (Fulham) UndisclosedMario Lemina (Southampton) LoanHarrison Reed (Southampton) £6mAlphonse Areola (Paris Saint-Germain) LoanKenny Tete (Lyon) UndisclosedOla Aina (Torino) Loan

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Leeds United

Helder Costa (Wolves) £16mIllan Meslier (Lorient) Lacagta lama shaacinCody Drameh (Fulham) Lacagta lama shaacinCharlie Allen (Linfield) Lacagta lama shaacinJoe Gelhardt (Wigan) Lacagta lama shaacinJack Harrison (Manchester City) amaahSam Greenwood (Arsenal) Lacagta lama shaacinDani Van Den Heuvel (Ajax) si xor ahRodrigo (Valencia) £26mRobin Koch (Freiburg) Lacagta lama shaacinDiego Llorente (Real Sociedad) Lacagta lama shaacin

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Leicester City

Timothy Castagne (Atalanta) £25mCengiz Under (Roma) amaah

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Liverpool

Diogo Jota (Wolves) £45mThiago Alcantara (Bayern Munich) £20mKostas Tsimikas (Olympiakos) £11.7m

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Manchester City

Nathan Ake (Bournemouth) £41millionFerran Torres (Valencia) £21millionPablo Moreno (Juventus) Lacagta lama shaacinYan Couto (Coritiba) £5.5million

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Manchester United

Odion Ighalo (Shanghai Shenhua) amaahDonny van de Beek (Ajax) £40m

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Newcastle United

Mark Gillespie (Motherwell) FreeJeff Hendrick (Burnley) FreeCallum Wilson (Bournemouth) £20mRyan Fraser (Bournemouth) FreeJamal Lewis (Norwich) Undisclosed

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Sheffield United

Jayden Bogle (Derby) UndisclosedMax Lowe (Derby) UndisclosedWes Foderingham (Rangers) FreeAaron Ramsdale (Bournemouth) £18.5millionEthan Ampadu (Chelsea) LoanOliver Burke (West Brom) Swap for Callum Robinson

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Southampton

Mohammed Salisu (Real Valladolid) £10.9mKyle Walker-Peters (Tottenham) £12m

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Tottenham Hotspur

Gareth Bale (Real Madrid) amaahSergio Reguilon (Real Madrid) £21mPierre-Emile Hojbjerg (Southampton) Lacagta lama shaacinJoe Hart (Burnley) si xor ahMatt Doherty (Wolves) £14.7m

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda West Brom

Matheus Pereira (Sporting Lisbon) UndisclosedCedric Kipre (Wigan) UndisclosedGrady Diangana (West Ham) UndisclosedDavid Button (Brighton) UndisclosedCallum Robinson (Sheffield United) Swap for Oliver BurkeBranislav Ivanovic (Zenit St Petersburg) FreeConor Gallagher (West Brom) Loan

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda West Ham United

Tomas Soucek (Slavia Prague) £15m

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Kooxda Wolves

Marcal (Lyon) £2mFabio Silva (Porto) £35mVitinha (Porto) LoanKi-Jana Hoever (Liverpool) £9mNelson Semedo (Barcelona) £27m

App-ka cusub ee laacib.net waxaad ka degsan kartaa google play store haatan, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO Your browser does not support the audio element.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More