Fifa Oo Ku Dhawaaqday Tartamayaasha Tababaraha, Goolhayaha &

Hay’ada ugu sarreysa kubadda cagta caalamka ee Fifa oo goor dhawayd ku dhawaaqday qaar kamida tartamayaasha abaalmarinaha ay sanadkan ku bixin doonto xaflada FIFA The Best Awards ayaa wali sii wada shaacinta tartamayaasha kala duwan.

Aan ku horraynee FIFA ayaa markan macalimiinta ku tartami doona abaalmarinta tababaraha sanadka u magacawday Hansi Flick oo Bayern Munich wata, Jurgen Klopp oo Loverpool ah, Marcelo Bielsa oo Leeds United masuul ka ah, hoggaamiyaha Sevilla ee Julen Lopetegui iyo hormoodka Real Madrid ee Zinadine Zidane.

Dhinaca kale FIFa ayaa ku dhawaaqday liiska goolasha ku tartami doona abaalmarinta Puskas Award oo ah abaalmarinta goolkii ugu qurxoonaa 2020.

Goolasha Tartamaya (Xiddigaha Dhaliyay & Kooxahay Ka Dhaliyeen)

Shirley Cruz (CRC) – Costa Rica v. Panama [Concacaf Women’s Olympic qualifying] (28 January 2020)Giorgian De Arrascaeta (URU) – Ceará SC v. CR Flamengo [Brasileirão – Brazil] (25 August 2019)Jordan Flores (ENG) – Shamrock Rovers FC v. Dundalk FC [League of Ireland] (28 February 2020)André-Pierre Gignac (FRA) – UANL Tigres v. Pumas UNAM [Liga MX – Mexico] (1 March 2020)Sophie Ingle (WAL) – Arsenal WFC v. Chelsea FC Women [FA Women’s Super League – England] (19 January 2020)Zlatko Junuzović (AUT) – SK Rapid Wien v. FC Red Bull Salzburg [Bundesliga – Austria] (24 June 2020)Hlompho Kekana (RSA) – Mamelodi Sundowns FC v. Cape Town City FC [South African Premier Soccer League] (20 August 2019)Son Heungmin (KOR) – Tottenham Hotspur FC v. Burnley FC [Premier League – England] (7 December 2019)Leonel Quiñónez (ECU) – Universidad Católica v. CSD Macará [Serie A – Ecuador] (19 August 2019)Luis Suárez (URU) – FC Barcelona v. RCD Mallorca [LaLiga[MG(1] – Spain] (7 December 2019)Caroline Weir (SCO) – Manchester City WFC v. Manchester United WFC [FA Women’s Super League – England] (7 September 2019)

Liiska Xiddigaha Ku Tartami Doona Goolhayihii Ugu Fiicnaa 2020

Alisson Becker (Brazil / Liverpool FC)Thibaut Courtois (Belgium / Real Madrid CF)Keylor Navas (Costa Rica / Paris Saint-Germain)Manuel Neuer (Germany / FC Bayern München)Jan Oblak (Slovenia / Atlético de Madrid)Marc-André ter Stegen (Germany / FC Barcelona)

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More