10ka gool ee abid ugu sareeya

Bayern Munich ayaa markale muujisay sababta ay u tahay kooxda difaacaneysa koobka Champions League kadib markii ay 4-1 ku garaacday kooxda reer Talyaani ee Lazio.

- Advertisement 1 -

Mid ka mid ah waxyaabihii ugu muhiimsanaa kulanka caawa ayaa ahaa in gooldhaliyaha Bavaria Robert Lewandowski uu noqday ciyaaryahanka seddexaad ee ugu goolasha badan taariikhda Champions League.

Robert ayaa xalay dhaafay rikoodhka halyeeyga Real Madrid ee Raul Gonzalez kaas oo dhaliyay 71 gool isaga oo dhaliyay 72 gool xalay.

Labada shaqsi ee ka sareeya Lewandowski waa halyeeyadii ugu fiicnaa jiilka haatan jira iyadoo Cristiano Ronaldo uu yahay gooldhaliyaha ugu sareeya tartanka iyo Lionel Messi oo kaalinta labaad ku jira.

11. Filippo Inzaghi (Juventus, AC Milan) – 46

10. Thomas Müller (Bayern Munich) – 47 jir

= 8. Andriy Shevchenko (Dynamo Kiev, AC Milan, Chelsea) – 48

= 8. Zlatan Ibrahimovic (Ajax, Juventus, Internazionale Milano, Barcelona, ​​AC Milan, Paris Saint-Germain, Manchester United) – 48

7. Thierry Henry (Monaco, Arsenal, Barcelona) – 50

6. Ruud van Nistelrooy (PSV Eindhoven, Manchester United, Real Madrid) – 56

Karim Benzema (Lyon, Real Madrid) – 69

4 Raúl González (Real Madrid, Schalke) – 71

3. Robert Lewandowski (Borussia Dortmund, Bayern Munich) – 72

2. Lionel Messi (Barcelona) – 119

1. Cristiano Ronaldo (Manchester United, Real Madrid, Juventus) – 134

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More