#Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka BFS oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

1

- Advertisement -

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhaw ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Xildhibaanka geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Axmed Mayoow Cabdulle (Korneyl Ruush), kaas oo la sheegay in si deg deg ah ugu  geeriyooday xanuun kasoo wajahay dhanka wadnaha.

Xildhibaan Axmed Mayoow Cabdull ayaa waxaa laga soo doortay deegaanada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaa uu kamid ahaa xildhibaanka geeriyooday guddiga  dib u eegista dastuurka ee golaha Shacabka Soomaaliya.

- Advertisement -

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More