#Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay Safiirka cusub ee Turkiga

1

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/Raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xarunta Wasaaraddiisa kula kulmay Danjiraha cusub ee Turkiga u jooga Muqdisho.

- Advertisement -

Maxamed Yilmaz ayaa booqday Xarunta Wasaaradda halkaas oo uu kula kulmay Wasiir Bayle iyo xubno kale.

Wasiir C/Raxmaan ayaa sheegay in danjiraha u faahfaahiyay horumarka dhinaca maaliyadda ah ee Soomaaliya.

Waxaa uu ka mahad celiyay taageerada dhinaca kasta leh ee uu Turkiga sida joogtada ah u siiyo Soomaaliya.

- Advertisement -

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More