#TOOS U DAAWO: Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Puntland

12

Waxaa goor dhaw Magaalada Garowe ka bilaabatay Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni.

Xaflada ayaa waxaa ka qeyb galaya Madax ka socota Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo, Madaxweynayaashii talada dalka kaga horeeyay ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Sidoo kalo waxaa ka qeyb galaya Madax Madaxda Maamul Goboleedyada safiirada Caalamak u joogo Soomaaliya iyo marti sharaf kale.

Halkan ka Daawo sii toos SNTV TOOS

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More