Taliyaha Sidoonka Taliyaaniga oo Muqdisho kula kulmay Fahad

8

Taliyaha hay’ada Siradoonka Talyaaniga Gen. Giovanni Caravelli ayaa booqasho aan la shaacin ku yimid magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxa uuna la kulmay Agaasimaha hay’ada sirdoonka Soomaaliya NISA Fahad Yasiin Xaaji Daahir.

Qoraal lagu daabay barta Twetter-ka NISA ayaa lagu shaaciyay in laba taliye ay ka wada hadleen sare u qaadida & xoojinta iskaashiga amni ee labada dhinac

Macada u jeedka rasmiga ah ee ka dambeeya socdaalka taliyaha Tirsoonka Talyaaniga ee Soomaaliya iyo waxa ku soo beegay xilligaan dalka u dareerayo doorashada Faderaalka.

Agaasimaha NISA ayaa siyaasiyiinta mucaaradku ku eedeeyeen in uu sigaara ula wareegay guddiyadda doorashaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More