#Sida Uu Bukaanka Ula Dhaqmi Jiray Nin 31 Sanno Ka Shaqeynayey Cisbitaal Oo Daaha Laga Qaadey

4

- Advertisement -

Lindon Beckford waxa uu ka shaqaynaayey dhakhtar ku yaala Maraykanka muddo soddon sanno ah, waxaana uu ahaa adeegaha dadka bukuaanka ah ka soo qaada qolka qalniinka ee geeya qolkooga.

- Advertisement -

Ninkan ayaa sida caadiga ah jecel in uu heeso marka uu shaqada joogo.

Ninkan ayaa u heesi jiray bukaanada marka uu geeyo qolkooga isaga oo tusaayey bukaanka in ay xaaladiisa caafimaad wanaagsan tahay, ama ay dagan tahay.

Waxaa khashiftay kamarada qarsoon, oo inta badan loo adeegsado dabagalka dhacdooyinka ka dhaca xarumaha dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahayba.

- Advertisement -

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More