#Shirkad Caalami ah oo maanta ka shaqo bilawday Dekadda Muqdisho

1

- Advertisement -

Waxaan maanta Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho ka howl bilawday Shiradda Shirkadda MAERSK LINE oo ah Shirkadda Hoggaamisa Daabulida Kuntaynarada Dunida.

- Advertisement -

Maamulka Dekadda Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in maanta oo sabti ah Dekadda  Muqdisho si rasmi ah uga howl bilawday Shirkadda MAERSK LINE oo ka howlgasha in ka badan 130 wadan.

War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Dekadda Muqdisho ayaa lagu wargaliyayGanacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed in Dekadda maanta ka howl bilaabeyso shirkada Caalamiga MAERSK LINE oo caan ku ah daabulida Konteenarada.

[pdf-embedder url=”https://www.axadletimes.com/wp-content/uploads/2019/01/line.pdf”]

- Advertisement -

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More