Raysal Wasaraha Lubnaan oo xilka iska casilay

332,549

Raysal wasaaraha Lubnaan Saad al-Hariri ayaa is casilay Talaadadii ka dib mudaaharaadyo waaweyn oo aan horay loo fileyn oo ka dhacay dalka toddobaadyadii dhawaa

- Advertisement -

Ra’iisal wasaaraha dalka Lubnaan Rafiiq Al-Xariiri ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay, si toos ahna uu istiqaaladiisa u gudbinayo madaxweynaha dalkaasi,

Isagoo si toos ah ula hadlayey dadka dalkaasi ayuu sheegay in dhammaan dadaalladii la sameeyay ay socon waayeen oo albaab kasta uu soo xirmay, wuxuuna sheegay inay qasab ku noqotay inuu is casilo, isagoo raacaya rabitaanka shacabka dalkaas..

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib bannaanbaxyo muddo saddex toddobaad ku dhow ka socday magaalooyinka dalkaasi oo lagu dalbanayey inay is casisho xukuumadda Lubnaan oo lagu eedeeyay waxqabad la’aan iyo musuqmaasuq.

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More