#Raysal wasaare Kheyre oo Dib Ugu Soo Laabtey Caasimadda Dalka

48,301

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdigii uu hoggaaminayo oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa si weyn loogu dhoweeyay Garoonka Muqdisho.

- Advertisement -

Waxaa garoonka uga hortegay Wasiirad xukuumaddiisa oo farxsan ay ka muuqatay, waxaan ka dhex muuqday Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow, Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiin Cabdi Xasan Canshuur, wasiirka Waxbarashada C/llaahi Goodax Barre, wasiiro kale iyo xubno ka tirsan labada Gole.

Xukuumadda ayaa ka gudubtay shalay su’aalo adag oo kasoo wajahay Baarlamaanka, iyadoo xaaldda Amniga Muqdisho dood culus ka taagneyd, taasoo xukuumadda u ahayd caqabad ka hartay.

- Advertisement -

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More