Browsing Category
Somali
Axadle | Somali. Firstly, your news source, From, Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Guddi aas u sameeya AUN Ugaas Xasan oo Baladweyne looga
Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa barqonimadii maanta ka dhacay kulan u dhaxeeyay Madax dhaqameedyada, iyaga oo ka tashanayay sidii hab maamuus loogu sameyn…
Read More...
Read More...
Ma dhab baa in Hogaamiyaha Uganda si qarsoodi ah looga Tallaalay
Wasiirka Caafimadda Uganda Jane Aceng ayaa beenisay jiritaanka warar lagu faafiyay Baraha Xiriirka Bulshada oo la xiriira si qarsooni ah Hogaamiyaha Dalkaas Yoweri Museveni looga…
Read More...
Read More...
Nigeria oo sheegtay in ay dishay xubno katirsan Boko Haram. –
Saraakiil katirsan Militariga Nigeria ayaa sheegay in Talaadadii howlgalo qorsheysan oo ay ka sameeyeen Gobollada dhaca Waqooyiga Dalkaas in ay ku dileen xubno katirsan Kooxda Boko…
Read More...
Read More...
Halkee lagu aasayaa AUN Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble? –
AUN Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo xalay 23-ka Febaraayo 2021 ku dhintay taariikhdu ahayd Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in lagu aaso Deegaanka Halgan ee Gobolka…
Read More...
Read More...
Maxay kala yihiin 8-da Shuruur ee DG Puntland hordhigtay Beesha
DG Puntland ayaa Wakiilada Beesha Caalamka hordhigtay 8-Shuruud oo intooda badan aad u adag fulintooda, waxa ay ku xirtay haddii la dhaqangeliyo ay ka qaybgeli karto Shirka looga…
Read More...
Read More...
Musharixiinta & Xukuumadda Xil-gaarsiinta oo isugu goodinaya
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dhaqdhaqaaqyo iska soo horjeeda oo ay kala sameynayaan Golaha Midowga Musharixiinta oo damacsan qabashada dibadbax & Xukuumadda Xil-gaarsiinta…
Read More...
Read More...
Xukumadda xilgaarsiinta:-Bannaanbax gebi ahaanba waa la joojiyay
Xukumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya oo ku celisay markale in aan magaaladda Muqdisho ka dhici karin banaanbax lagu taageerayo amaba loogaga soo horjeedo dowlada iyadoo dhowaan ay ku…
Read More...
Read More...
Hindiya:-Maxay ka tiri xaaladda Soomaaliya ee Khilaafka,
Hindiya ayaa ku tilmaamtay “wax laga xumaado” jahwareerka siyaasadeed ee ka taagan qabsoomida doorashooyinka Soomaaliya waxayna sheegtay in dib u dhacan uu ku dhiira galin doono…
Read More...
Read More...
Maxaa ka soo kordhay qaraxii maanta ka dhacay degmada Xamar-weyne
Ciidamada Amniga ayaa maanta gacanta ku dhigay nin watay waxyaabaha qarxa oo doonayay inuu isku xiray maqaayad ku taala Mogadishu Mall ee degmada Xamar weyne.
Ninkan ayaa iska…
Read More...
Read More...
Suuragal ma tahay in DFS lagu cadaadiyo in ay fasaxdo dibadbaxa
Wakiilada kala duwan ee Beesha Caalamka ayaa sheegay ka hadlay dibadbaxyada Midowga Musharixiinta ay iclaamiyeen markale, kadib markii Xukuumaddu ay hor istaagtay isku daygoodii…
Read More...
Read More...