Browsing Category

Somali

Wararka Maanta | Somali. Firstly, your news source, From, Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Xiisad Dagaal oo ka taagan Koofur Bari Magaalada Dhuusamareeb.

Militariga Soomaaliya ayaa saakay dhaq-dhaqaaq ciidan kawada deegaannada Bulucle & Miir-dugul ee dhaca duleedka Magaalada Dhuusamareeb xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada militariga ah ee tagay deegaannadaan oo la hadlay Axadle waxa ay sheegeen in xalay ay ku hoyden deegaannadaas, saakayna ay wadaan dhaq-dhaqaaqyo ciidan. Ujeedka howlgalkooda waxa ay ku sifeeyeen in ay ku doonayaan qabsashada deegaanno horleh oo dhaca Koofur Bari…

“Haddii Madax Goboleedyadu farageliyaan kuraasteena, ma ansixin doono heshiiska” Mahad Cawad.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BFS Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad oo ka qaybgalay munaasabad loo qabtay Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kahor sheegay in culeyska madax goboleedyadu ay saarayaan kuraasta xildhibaannada. Cawad ayaa sheegay in xiliyada doorashada Madaxda Dowlad Goboleedyada isu dayaan in ay cadaadiyaan Xildhibaannada, waxaana uu sheegay in haddii la isku dayo taas Xildhibaannadu qaadanayaan go’aan ka dhan ah Heshiiska…

Beesha Caalamka oo Qabyo ku tilmaamtay heshiiska DFS & DG.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa looga hadlay heshiiskii 15-ka qodob ka koobnaa oo 17-kii bishaan September 2020 wada gaareen Madaxda DFS, DG iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Beesha Caalamaka ayaa sheegtay in heshiiskaas uusan gaarsiisneen heerkii laga rabay, waxaana ay ku tilmaamtay mid qabyo ah oo u baahan dhameystirka waxyaabaha ka maqan ee lama huraanka u ah. “Saaxiibada beesha caalamka waxa ay garwaaqsanyihiin heshiiskii ay ku dhawaaqeen Madaxweynaha…

Cameroonian soldiers are jailed for murdering women and children

Four Cameroonian soldiers received 10-year prison sentences Monday for the killing of two women and two children in an incident that sparked international insurgency, their lawyers said. They and three other soldiers were arrested after a video surfaced on social media in July 2018 showing uniformed men leveling rifles and firing at the victims, one of whom had a baby strapped to his back. The video was one of several that emerged in recent years with alleged atrocities by Cameroonian forces during operations against…

DP World oo heshiis Dekadaha ah lagaartay Israel.

Shirkadda Israel Dovertower ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay Dubai Ports World ‘DP World’oo ku saabsan howlaha maraakiibta, ay warisay warbaahinta Imaaraadka. Heshiiska iskaashiga waxaa kala saxiixday madaxa Dovertower Shlomi Fogel intii uu ku guda jiray booqashadiisii ​​Dubai, wargeyska ku hadla luuqada Cibraaniga Globes ayaa daabacay “Shaqadeenu waa in aan u dhisno dariiqyo ganacsi oo u dhexeeya Imaaraadka, Israel, iyo wixii ka dambeeya ayaa ka caawin doonta…

Imaaraadka iyo Maraykanka oo ka shaqaynaya heshiis dhexmara Suudaan & Israel!

Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Mike Pompeo oo la taagan yahay Jeneral Abdel-Fattah Burhan, oo ah madaxa golaha talada haya, Khartuum, Sudan, Talaadada, Agoosto 25, 2020. Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo madaxa golaha talada haya ee Suudaan ayaa u safray dalka Isutaga Imaaraatka carabta si ay wadahadalo gooni gooni ah ula yeeshaan saraakiisha Imaaraatka iyo Mareykanka, u jeedka socdaalkooda ayaa salka ku haaya sidii Washition Liiska Argagisada uga saari lehayd…

Maxaa kusoo kordhay xiisadda Turkey iyo Greece?

Turkey iyo Greece ayaa dhowaan dib u billaabi kara wadahadallo ku saabsan muranka aagga ay kala sheegtaan ee badda Mediterranean-ka, laakiin hogaamiyaasha Midowga Yurub ee toddobaadkan kulmaya ayaan caawin doonin arrintaasi haddii ay Turkey ugu hanjabaan cunnaqabateyn, sida uu yiri afhayeenka madaxweynaha Turkiga. Labadan dal ee deriska ah kana tirsan xulufada NATO ayaa waxaa u dhexeeyay khilaaf ba’an oo ku saabsan baaxadda qolfoof badeedkooda bariga badda Mediterranean.…

Maxaa ka soo kordhay dagaalkii Al Shabaab & ciidanka Dowladda ku dhexmaray gobolka Galgaduud?

Ugu yaraan Saddex ruux ayaa ku geeriyootay dagaal laba jeer dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya iyo Al Shabaab oo ka dhacay deegaanka Miir-Dugul ee duleedka bari ee magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa barqanimadii iyo duhurnimadii maanta wuxuu ka dhacay inta u dhexaysa deegaanada Miir-dugul iyo Bulacle ee Gobolka Galgaduud oo ay maalin ka hor ku dagaalameen ciidanka Dowladda iyo Al Shabaab. Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya…

21-ka September maalinta loo gooni yeelay Maalinta Nabadda Adduunka!

Qaramada Midoobay ayaa maanta oo kale 21-ka September 1981-dii, ujeedka laga leeyahay waa joojinta dagaallada iyo rabshadaha saameynta ku leh Bulshooyinka kala duwan, isla markaana la helo xasilooni waarta. Qaybta diiwaangelinta maalmaha la maamuuso ee Qaramada Midoobay ayaa aqoonsatay, si rasmi ah ayay u diiwaangelisay in sanad waliba la xusuusto marka taariikhda Miilaadiga gaarto 21-ka September. Waxaa lasoo bandhigaa wadamada ugu badan ee colaadda ka jirto, dhibaatooyinka ka…

Somaliland oo DFS uga dacwootay Beesha Caalamka Doorashada 20/21 Awgeed!

Warsaxaafadeed kasoo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay in Beesha Caalamka ay u gudbisay Dacwad ka dhan ah Dowladda Federaalka oo salka ku heysa Doorashada dalka 20/21 ee dhawaan heshiiska laga gaaray. Somaliland ayaa Xaanshidaan gaarsiisay Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo dhammaan Daneeyaasha Arrimaha Soomaaliya, si ay ula socdaan dacwadda ka dhanka ah Dowladda Federaalka. Maamulka Somaliland ayaa ku doodaya in uu Soomaaliya ka go’ay 18-kii May 1991-dii,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More