#Odayaasha Beesha Ogaadeen ee Ka Soo Jeeda Magaladda Gaarisa waxaay taageersan yihiin Madoobe

3

- Advertisement -

Odayaasha ka socda saddexda Jilib ee Ogadeen ah oo ku nool Gaarisa ayaa taageeray dib-u-doorashada Axmed Sheekh Madoobe oo ah madaxweynaha Jubaland Waqti xadir kan oo doonaya In uu dib uu soo Noqdo.

- Advertisement -

Sheekh Madoobe ayaa la kulmay siyaasiyiin iyo odeyaal ku sugan Gobolka Gaarisa kahor inta aysan dhicii doorashooyinka Dawlad Gobaleedka Jubaland ee Soomaaliya.

Waxa uu wadahadal la yeeshay odayaasha ka soo jeeda Cawlyahan, Mohamed zuber (Cabduwaq iyo Cabdalla), isaga oo doonaya inuu taageero buuxda ka helo Beesha uu ka soo jeedo iyo dadkiisa oo inta badan ee ku nool Kenya taas oo hogamiyaha kismaayo ka dhigeysa Hogaamiye laga soo doorto kenya.

Odayaasha oo ay ka mid ahayeen Dekow Muxumed Ducaale, Cusmaan Ibraahim Cabdi iyo Axmed Ducaale Kooriyow ayaa Jimcihii sheegay in ay taageersan yihiin Madoobe dib u soo noqoshadiisa doorashadda sababtoo ah nabadda lagu riyaaqayo tan iyo markii laga xoreeyay Al-Shabaab 2012-kii gobalkaas oo hadda meel ficaan xalkiisa uu marayo awgeed.

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, oo ay xoog ku qabsadeen Ciidamada Difaaca Kenya, ayaa waxaay calamad Aaga Banaanb ee ka baxsan xuduuda ee u dhaxeyn doonta xuduudaha Kenya ay la wadaagi intiisa kale ee Dalka Soomaaliya, Taas oo xaga amniga wax ku ool ah u abuuri doona aagaas ka baxsan Soomaaliya.

Odayaashu waxaay ku shirkan jara’id kaga dhawaaqen wax yar uun kaddib markii ay kulan ku yeesheen hoteelka Gaarisa ku yaalay.

- Advertisement -

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More