Musharaxiinta Hogaamiyaha oo ka dalbaday Jubbaland iyo

3

Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya oo maalintii labaad shir uga socda Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen baaritaan ay sameeyeen ay ku ogaadeen in liiska labada Guddi doorasho ee heer Federaal 3 ay soo gudbiyeen Puntland iyo Jubbaland ay ku jiraan xubno ka tirsan shaqaalaha rayidka maamuladaas.

War saxaafadeedka ayaa loogu baaqay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland in ay dib u eegis ku sameeyaan, isla markaana ay bedelaan xubnaha shaqaalaha rayidka ee ku jira labada Guddi.

Sidoo kale Musharaxiinta Hogaamiyaha ayaa waxay mar kale ku celiyeen in magacaabista Guddiyada la waafajiyo heshiisyadii siyaasadeed ee horay loo gaaray.

Halkan hoose ka akhriso:-

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More