#Maxay tahay Sababta dib loogu dhigay tartanka kubada Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir?

6

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxaa lagu sheegay in dib loo dhigay Tartanka Tartanka Kubbada Cagta Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir.

Tartanka ayaa qorshuhu ahaa in uu dhaco Bishaan Decemeber,hayeeshee dhowr sababood dartood dib loo dhigay tartanka Kubbada Cagta Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir.

Warsaxaafadeed ayaa waxaa lagu soo bandhigay sababaha keenay in dib loo dhigo tartanka.

[pdf-embedder url=”https://www.axadletimes.com/wp-content/uploads/2018/12/sax1-96.pdf”] [pdf-embedder url=”https://www.axadletimes.com/wp-content/uploads/2018/12/sax2-90.pdf”]

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More