Internetku wuxuu u Dabaaldegayaa Sannad-guurada 50-aad

Waa tan sheeko abuurkii ARPANET, isuduwaha aasaasiga ah ee internetka - sida ay sheegeen dadkii halkaas joogay.

3,324,412

Ku dhawaad ​​50 sano ka hor maanta oo kale oo ku beegneyd, 29-kii Oktoobar, 1969, farriintii ugu horreysay waxaa laga diray wax aan maalmahan u aqoonsan nahay ama aan uu naqaan internetka. Asal ahaan, maanta waxaay astaan ​​u tahay taariikhda markii ugu horeysay ee farriintii ugu horreysay abid ee lagu guuleysto in la diro (inbadan oo kale ayaa intaas ka dib lagu guleystey..) waxay shabakad kumbuyuutar oo masaafo dheer jirtey.

- Advertisement -

29kii Oktoobar, 1969, Leonard Kleinrock, oo arday ka qalin jebiyey Jaamacadda UCLA, wuxuu isku dayey inuu farriin u diro Jaamacadda Stanforrd, Charley Kline ja Bill Duvall .

Kleinrock wuxuu isku dayay inuu kalmad fudud ka soo diro UCLA una diro Stanford: oo aheyd LOGIN .

Laakiin markay waxkaste uu ahaa sidii la filaayey ay uu sii socdaan, shaashadii way is xirtey ama karashgareysay wax afka qalad lagu yirahdo ka hor intaan dhambaalkii la dirin.

Markaa, farriinta ugu horreysa ee abid loo soo diro internetka waxay ahayd kalmada LO oo ay ka maqneyd erega GIN.

Kooxda ayaa ku guuleysatay inay diraan dhammaan ereyga ‘LOGIN’ saacad ka dib, laakiin taariikhda waxaay xusta  oo kaliya ereyga “LO”.

Farriintaas ka dib, horumarkii horu socodka internetka, ARPANET, waxaa la bilaabay in la qaabeyo lana jiheeyo sii sannadaha soo socda, ugu dambeyntii loga fa’ideyso, Ugu dambeyntii 90-maadkii, ayaa lo waregay in wax laysugu gudbiyo Alladan taas oo aan maanta u naqaanno sida internetka casriga ah. Maaanta oo kale, 29-ka Oktoobar ayaa si weyn loogu dabaaldegaa maalinta Internetka .

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More