#Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo xilkii laga qaaday

1

Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa xilka ka qaaday Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Sayid Cali Sheekh Maxamed isla mar ahaanta ka saaray xubinnimada.

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ka kooban sagaal xubnood ayaa la aasaasay April 2, 2015 ayagoo ilaa hada shaqeeyo.

Go’aankan cayrinta xubinta guddiga ayaa ah  kii u horreeyey guddigu ku qaado xubin ka tirsan kasoo lagu eedeyay xadgudbyo kahor imaanaya sharciga iyo xeer hoosaadka guddiga u degsan.

[pdf-embedder url=”https://www.axadletimes.com/wp-content/uploads/2019/01/Warqada-xilka-qaadista.pdf”]

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More