#Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Sh/hoose

7

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Cabdi Casiis Maxamed Xasan Laftagareen ayaa magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Shabellaha hoose.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Ibraahin Aadan Najax dib loogu magacaabay xilka Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose.

Guddoomiyihii hore ee  Gobolkaasi Maxamed Ibraahim Barre ayaa xilkaan maanta laga qaaday.

[pdf-embedder url=”https://www.axadletimes.com/wp-content/uploads/2019/03/shb.pdf”]

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More