#Guddiga Amniga Jubbaland oo Kismaayo bandow geliyay

33,619

Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kulan yeeeshay gelinkii dambe ee Maanta ayaa ka dooday sugidda amniga Magaalada Kismaayo inta lagu guda jiro waqtiga Doorashada.

Waxa ay joojiyeen safaradii Magaalada lagu galayay, iyaga oo sheegay in ay Magaalada ka xireen Socdaalka Cirka, Dhulka iyo Badda.

Sidoo kale waxa ay yareeyeen dhaqdhaqaaqa Dadka ku sugan Magaalada Kismaayo laga bilaabo Caawa maqribkii oo ku beegan 20/08/2019.

Halkaan ka aqriso Warsaxaafeedka oo dhameystiran.

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More