#Gonzo Segev: Wasiirkii hore ee Israa’iil ayaa qirtay in uu basaas u ahaa Iran

1

- Advertisement -

Wasiirkii hore ee Tamarta Israa’il Gonen Segev Maamulka Israa’il ayaa lagu helay dambi ah in uu si hoose basaas ugu ahaa dowlada Iiraan una basaasay xogo badan oo leedahay Maamulka Israa’il.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa qirtay in uu wada shaqeyn la lahaa dowlada Iiraan una basaasay, waxa uuna wajahayaa Wasiirkan xukun adag oo xabsi ah marka dacwadiisu soo dhamaato.

Israa’il ayaa ku eedeysay wasiir Gonen inuu xog ku saabsan suuqyada tamarta, saldhigyada ammaanka Israa’iil iyo xogta saraakiisha sirddoonka uu u gudbin jiray dalka Iiraan.

Wasiirkan ayaana xabsi la dhigay kadib markii lagu helay in uu u basaasay Iiraan, waxaana Wasiirka la sheegay in sanado badan wada shaqeyn hoose la lahaa Iiraan una gudbin jiray xogo muhiim ah.

- Advertisement -

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More