#Ganacsade Axmed Cismaan oo ka jawaabay dacwada madaxtooyada Hargeysa

2,539

Ganacsade Axmed Cismaan Geelle ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay, warbixin uu shalay Afhayeenka Madaxtooyada Somali-land uu warbaahinta ka hor akhriyey, taasi oo ku saabsaneyd Dacwada ganacsadahan.
Ganacsadaha ayaa sidoo kale sheegay in shirkadihiisi uu ku lahaa Jabuuti, qaar kamid ah ay la wareegen qoyska Madaxweyne Geelle iyaga oo kuwa kalena albaabada u laabay.

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More