Diyaarad yar oo degdeg ah ayaa degtay degmada

Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bakool ayaa waxaa maanta ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday mooshinka laga keenay gudoomiyaha baarlamaanka maamulka koonfur galbeed soomaaliya.

- Advertisement 1 -

Xirmada gargaarka deg-degga ah oo ka kooban Bariis, Sonkor, Bur & Saliid ayaa loogu talagalay in loo qaybiyo qaar ka mid ah kuwa ugu nugul, waxayna hordhac u tahay gargaar dheeraad ah saacadaha soo socda oo la gaarsiinayo degmooyinka go’doonsan ee Gobolka Bakool.

Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa lawareegay gargaarkan kooban, waxaana masuuliyiinta degmada ay sheegeen inay uqaybinayaan sida looqaybiyey, maadaama aysan gaadhin dadka oo dhan.

Guddoomiyaha gobolka Bakool ayaa sheegay in xarunta gobolka ay ku nool yihiin qoysaskii ugu badnaa ee ka soo barakacay degmooyin kale oo ay saameeyeen go’doominta Al-Shabaab, ee xaruntoodu tahay Xudur.

Sababta ay dadkani u doorteen degmada Xudur ayaa ah in magaalada ay tahay goob aad u firfircoon, ayna ku soo qulqulaan madax kala duwan oo ka tirsan federaalka, gobolka iyo hay’adaha UN-ka.

Haddaba, maxay Dowladda Federaalka uga aamusan tahay wax u qabashada iyo taageeridda dadka go’doonka ku ah Gobolka Bakool?

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More