#Dhakhaatiirtii U Dhalatay Cuba Oo Gabi Ahaanba Isaga Cararay Degaanada Waqooyi Bari Kenya

14,047

Dawlada Kiinya ayaa gabihaanba dhakhaatiirtii u dhalatay Kuuba ee ka shaqaynayay degaanada gobolka Waqooyi Bari eek u teedsan Xuduuda, ay isaga baxeen degaanadaas, iyaga oo markaas u firxaday degaano kale.

Sida ay sheegatay madaxa caafimaadka ee degaanka Lamu ee dhaca dhinaca xeebta Anne Gathoni ayaa xaqijisay inay soo gaadheen tiro ka mid ah dhaqaatiirtaas

Daad gurayntan loo sameeyay dhakhaatiirtan Kuubaanka ah ayaa imanaysa kadib markii dhawaan degaanka Mandera ay xarakada alshabaab ku afduubtay 2 dhaqtar oo u dhashay dalka Kuuba

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More