#Dagaal Yahankii La Iloobay: Waxaa uu Ahaa Oo kaliya 3 sano jir Markii uu Yimid Ingiriska

2

- Advertisement -

Mohammed wuxuu ahaa seddex sano jir oo kaliya markii waalidkiisa  Ay ka soo dhoofiyeen Soomaaliya si uu nolol wanaagsan uga helo England. Hase yeeshee, da’yaridiisa, waxaay u leexisay, In uu noqday dib-jir oo ka dibna laga soo masafuriyo ingiriska oo loo soo masafuriyo – Soomaaliya.

- Advertisement -

Markii uu yimid Soomaaliya waxaa uu durbadiiba ku biiraay al-Shabaab oo uu ka mid noqdey.

Haddaba Markii uu ogaaday inay yihiin argagixiso alshabaab oo aysan uu nixin shacabka, wuxuu go’aansadey in uu kasoo caraaro oo uu kasoo dhuunto.

Al-Shabaab waxaay doonayaan inay dilaan ayuu yirii wilkaan oo dhumaleysanaya. Balse dhanka kale Ingiriska ayaa diiday inay dib u soo celiso oo uu qoyskiisa la midowbow.

- Advertisement -

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More