Dacishta Soomaaliya oo Eedeyn U Jeediyay Durbaba Farmaajo

3

- Advertisement -

Al-shabaab ayaa waxa ay ka hadleen marki ugu horeysay sida ay u arkaan madaxweynaha cusub ee soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.Al-shabaab ayaa ku eedeyay Farmaajo in uu taageero dowladda mareykanka islamarkaana wada shaqeyn dheer la leeyahay mareykanka.

- Advertisement -

Al-shabaab war ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in Farmaajo uu heysto dhalashada mareykanka wana aqoon yahan waqti dheer ku soo qaatay dalka mareykanka sidaa waxaa bartooda internetka ku soo qoray al-shabaab.

Al-shabaab ayaa bartooda warka ay kus oo qoreen sidoo kale waxa ay ku sheegeen in si weyn aysan ula dhacsaneen siyaasada madaxweyne maxamed c/laahi farmaajo

- Advertisement -

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More