#Afeef: Sixitaan War kutiri kuteen ahaa ee Quseyey Gudomiyaha Degmadda Waberi

4

- Advertisement -

Waxaan ka raali galineyana Aqristayaasha in War Quseyey oo aan ka Dabacney Gudoomiyaha Degmadda Waberi Mahad Cilmi Cali uu ahaa mid aan sii qaldan nagu soo garey ee uusan aheyn mid aan kutalo gal usameyney cidna aan lagu dureyn Balse sii qaldan warqabadka shabakadeena loo soo garsiyey.

- Advertisement -

Warka ayaa waxaa noo xaqijiyey Afhayeenka Gobalka Banadir  Salah Dheere in uu ahaa Jambal la tuura oo la doonayo in lagu sumcad dilo Gudoomiya Degmadda oo ah mid ka dhowrsan kana ah bari arrintaas waa sidaa uu noo sheegay Afhayeenka oo aan wax ka weydiinay arrintan caawa.

Haddaba waxaan mar labad idin ka raali galineyna Qaladka dhacay waxaan wararkeen dambe aan u yeeli doona labo tafatire sii aan uu saxno inta uu ka soo bixin tafaftiraha kowaad oo aan warka salkiisa xaqijino inta aan la dabiciin aan raadino xaqiida warka, waxaan halkan raali galin uga direyna Gudoomiyaha Mar labaad.

 

 

 

- Advertisement -

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More